Kenya oo Damacsan in dhaqaale ay ka sameyso Soomaalida u

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Kenya Macharia Kamau ayaa ka hadlay damaca Kenya ee ah in ay dhaqaale ka sameeyaan Soomaalida sanad waliba u dalxiis tagta dalkaas & loolanka xooggan oo ay la galayaan Dowlado kala duwan. Waxa uu sheegay in sanad waliba Dal ku galka Kenya ay siiyaan 32,268-ruux oo dalxiis ahaan u tago waddankaas, balse qorshahooda uu yahay in ay kordhiyaan tiradaan, habka ugu fududna uu yahay in aan la adkeyn Fiisaha dalkaas. Waxa uu tilmaamay in ay jiraan Dowlado…

Hay’adda WFP oo Deked macmal ah ka hirgelineysa Hobyo! –

Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug waxaa maanta tagay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Dekedaha & kalluumeysiga DG Galmudug, waxaana qayb ka ahaa Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay Hay’adda Cunnada u qaabilsan QM ee WFP. Ujeedka safarka wufuuddaan gaartay Hobyo ah ayaa ah in ay dhagax dhigaan Deked macmal ah oo dhaqaalaha ku baxayo ay bixineyso Hay’adda Cunnada Qaramada Midoobay wakiilka uga ah ee WFP. Heshiiskaan ayaa lagu saxiixay Magaalada…

Al-Shabaab oo sheegatay in ay weerartay Saldhigyo Ciidanka

Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerar ay u adeegsatay Hoobiyaal & qoryaha fud-fudud in ay ay ku qaaday saldhigyo Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Deegaannada kala ah Hoosinogw, Taabto & Degmada Afmadow. Weerarkaan ayaa dhacay xalay saq dhexe sida Al-Shabaab sheegatayy, waxa uu socday muddo daqiiqado ah, mana soo bandhigin waxyeelo dhankooda gaartay & khasaare ay gaarsiiyeen Ciidamada Kenya. Warbaahinta Al-Shabaab ayaa daabacday in weerarka oo ka bilawday Hoobiyaal lagu…

DFS oo sheegtay in ay dishay sarkaal Al-Shabaab u qaabilsan

DFS ayaa sheegtay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka ee DANAB lagu dilay sarkaal Al-Shabaab u qaabilsan qaybta Jabhadaha iyo lex kale oo la socotay. Si gaar ah howlgalkaan waxa uu uga dhacay Gobolka Jubada Dhexe gaar ahaan Deegaanka Carabow oo qiyaastii 50-KM u jira Degmada Bu’aale, waxaana inta badan Gobolkaan gacanta ku heysa Al-Shabaab. Xasan Sufyaan Qoorey waa magaca sarkaalka DFS ay sheegtay in ay ku dishay howlgalka ka dhacay Gobolka…

Baardheere oo lagu xiray dad lagu tuhmayo weerar lagu

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay howlgal ay sameeyeen Ciidamada ammaanka DFS ay geysay Degmadaas, kadib markii la dhaawacay Hanti dhowraha Magaaladaas Cabdirashiid Cabdulqaadir Warsame. Ninkaan ayaa la weeraray xili uu ku sugnaa Bartamaha Magaalada, dhaawac ayaa soo gaaray, waxaana la geeyay mid kamid ah Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo si loo daweeyo. Kooxda weerarka fulisay ayaa baxsatay kahor inta aysan goobta tagin…

Degmada Warsheekh oo Lagu weeraray Haween & Carruur! –

Tuulada Rayla-weyne Degmada Warsheekh Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa ka dhacay weerar ay geysatay maleeshiyo hubeysan, waxaana ku dhintay Haweeney Umul ah & labo carruur ah, halka ay dhaawacmeen labo ruux oo kale. Dhammaan dadkaan waa isku qoys sida Axadle uu u sheegay mid kamid ah ehelka Reerka lagu weeraray hoygooda, waxaana uu sheegay in ay baxsatay kooxdii falkaas geysatay, isla markaana aysan jirin cid ka socota maamulka oo u tagtay. “Dhacdo aad u foolxun ayaa ka…

“Cabdi Xaashi waa Nin Mucaarad ku ah Dowladda Federaalka”

Raysul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay Cabashada & dhaliisha ka imaaneysa Xisbiyada Mucaaradka, Gudoomiyaha Aqalka & qaybaha kala duwan ee Bulshada taas oo ka dhalatay magacaabista xubnaha Guddiga doorashada 20/21 ee Xukuumadda & Dowlad Goboleedyada. Guuleed ayaa sheegay in heerar kala duwan loosoo maray dharaandhirinta Doorashada dalka oo ugu dambeyn lagu heshiisay mid dadban balse la kordhiyay Ergada dooraneysa kursiga…

“Cabdi Xaashi waa Mucaarad ku ah Dowladda Federaalka” Mahdi

Raysul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ka hadlay Cabashada & dhaliisha ka imaaneysa Xisbiyada Mucaaradka, Gudoomiyaha Aqalka & qaybaha kala duwan ee Bulshada taas oo ka dhalatay magacaabista xubnaha Guddiga doorashada 20/21 ee Xukuumadda & Dowlad Goboleedyada. Guuleed ayaa sheegay in heerar kala duwan loosoo maray dharaandhirinta Doorashada dalka oo ugu dambeyn lagu heshiisay mid dadban balse la kordhiyay Ergada dooraneysa kursiga…

Biden oo xayiraadda Safar ka qaadaya Dalalka uu Trump ka

Joe Biden, Hogaamiyaha 46-aad ee Mareykanka ayaa damacsan in marka uu xafiiska la wareego in uu soosaaro warqad uu xayiradda uga qaadayo 13-dal oo safarkooda Mareykanka uu joojiyay Donald Trump markii uu xafiiska uu qabtay Bishii Janaayo 2017-dii. Waa mid kamid ah ballanqaadyadii uu codka uga helay dadka madowga ah ee Mareykanka ku sugan, kuwaas oo eheladooda ku xayiran waddamada Trump uu joojiyay in muwaadiniintooda dalkiisa ay galaan. Xaalka waxa uu sii xumaaday, kadib markii…

Diiwaangelinta Musharixiinta Hogaamiyaha & ku xigeenka

Magaalada Jowhar ee xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa maanta ka bilaabaneysa diiwaangelinta musharixiinta Hogaamiyaha & ku xigeenka maamulkaas oo soconeysa ilaa beri oo ku beegan 9-ka November 2020. Musharixiinta qaarkood ayaa kusii dhawaaqay in ay u tartamayaan xilka madaxweynaha & ku xigeenka DG Hir-Shabeelle, saacadihii lasoo dhaafay waxa ay wadeen dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo ay kusoo bandhigayaan hamigooda. Xubnaha Guddiga oo soo saaray habraaca Doorashada ayaa…