“Halka sano ee aqoonsiga FIFA kama dhigna in Roogga saaran
Xiriirka kubadda Cagta adduunka ee FIFA ayaa muddo sanad ah garoon Caalami ah u aqoonsaday Stadium Muqdisho, kamid markii heerar kala duwan oo dhinaca dhismaha ah oo uu soo maray garoonkaan.
FIFA ayaa soomaaliya usoo dirtay kor joogto qiimeyn ku sameysay garoonkaan oo uu xarig jaray Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 30-kii June 2020, kadib muddo howl hagaajin ah oo ka socotay.
Garoonka ayaa martigeliyay kulamo kala duwan, dhawaan ayaa loo fasaxay taageerayaasha,…