Hogaamiyaha dib loo doortay ee Chad ayaa lagu diley Jiida hore dagaalka
Madaxweynaha Chad Idriss Déby Itno, oo xukunka hayey 30 sano, ayaa u dhintey talaadadii dhaawacyo ka soo gaarey isaga oo hogaanka uu hayey ciidankiisa dagaalka ka dhanka ah fallaagada dhanka waqooyiga dhamaadka usbuucan, afhayeen ayaa kaga dhawaaqay telefishanka qaranka sidaas.
"Madaxweynaha jamhuuriyadda, madaxa Xukumadda, madaxa ugu sareeya ciidamada, Idriss Déby Itno, ayaa hada neefsaday ruuxiisii ugu dambeeyay asaga oo difaacaya midnimada dhuleed ee dagaalka. Murugo qoto dheer ayaan u sheegaynaa shacabka Chadi…