Al-Shabaab oo sheegtay in Gaari Dagaal ay ka gubtay Ciidanka
Al-Shabaab ayaa sheegatay in weerar Jidgal ah ay ku qaaday kolonyo gaadiid dagaal ah oo ay wateen Ciidamada Dowladda Federaalka, isla markaana mararay wadada isku xirta Basra & Balcad.
Kolonyada Ciidamada ayaa mareysay inta u dhaxeysa Basra & Balcad, waxaana Al-Shabaab sheegatay in ay gubtay mid kamid ah Gawaarida ciidanka gaar ahaan nuuca Soomaalidu u taqaan Cabdi Bilaha.
Dhimasho & Dhaawac oo aysan tiro rasmi ah sheegin Xarakadu ayay sheegtay in weerarkooda ku…