Dalalka kujira AMISOM oo walaac ka muujiyay hub la tuhunsan
Kulan ay yeesheen Wasiiro katirsan waddamada Ciidamada AMISOM ugu haboohay Soomaaliya waxa ay uga hadleen xaaladda ammaan ee Soomaaliya, warbixinta Qaramada Midoobay & walaaca la xiriira dhaqaalaha & hubka ay heshay Al-Shabaab.
Shabakadda Wararka Taarifa ee dalka Rwanda oo daabacay xogta sheekadaan ayaa sheegay in kulankaan uu daba-socday fadhiga Golaha Ammaanka Qaramada midoobay ee Khamiistii oo warbixin kasoo saaray xaaladda Shabaab.
Kulanka Wasiirada Difaaca…