Gobolka Bari oo lagu xiray Rag lala xiriiray Al-Shabaab &
Magaalada Boosaaso & deegaanna dhaca duleedkeeda waxaa howlgal ka sameeyay ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedka Puntland, kadib markii la amray howlgal lagu sugayo ammiga Gobolka Bari.
Ujeedka howlgalka ayaa ah sidii loo adkeyn lahaa xasiloonida Magaalada oo martigelineysa qaar kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS ee saami ahaanta loo siiyay maamul Goboleedka Puntland.
Maamulka Gobolka Bari, Saraakiisha ciidamada Ammaanka & mas’uuliyiinta Magaalada Boosaaso oo ka…