Kooxaha Todobaadkan Xaqiijisan Kara U Soo Bixitaanka Wareega
Tartanka Champions League ayaa soo laabanaya ka dib seddex isbuuc uu hakad ku jiray iyadoo la gaarayo gabagabada wareega group-yada. Seddex ka…
Tartanka Champions League ayaa soo laabanaya ka dib seddex isbuuc uu hakad ku jiray iyadoo la gaarayo gabagabada wareega group-yada. Seddex ka…
Taageerayaasha isboortiga ee Britain ayaa ku laaban doona garoomada 2da bisha December iyadoo ra’isal wasaaraha UK uu ansixiyay sharciyo lagu dabcinayo xakameynta…
Patrice Evra ayaa sheegay in kooxda Jurgen Klopp ee Liverpool inaan lagu tilmaami karin koox weyn ilaa iyo ay seddex jeer oo…
Liverpool ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah qaab ciyaareedyadeedii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan iyagoo 3-0 ku xaaqay kooxda Leicester City xilli…
Mikel Arteta ayaa ku tilmaamay casaankii uu Nicolas Pepe qaatay mid aan la aqbali karin isagoo ku eedeeyay xiddiga garabka ka ciyaara…
Cidna uma cadeyn wixii ay Arsenal isku dayaysay inay sameyso, iyadoo haatan ay soo martay 450 daqiiqo oo aysan gool dhalinin horyaalka…
Arsenal ayaa ka badbaaday guuldarro xilli casaan laga siiyay bilowgii qeybta labaad Nicolas Pepe iyagoo barbaro goolal la’aan ah ku qabtay kooxda…
Manchester United ayaa lagu waramayaa inay ogolaatay inay 150 milyan euro oo u dhiganta 133 milyan ginnu kula soo wareegto Ansu Fati…
Arsene Wenger ayaa dabeecadiisa qarsooneyd banaanka soo dhigay isagoo ku kaftamay inuu ku raaxeysto daawashada tababarayaasha dhibaateysan ee Premier League. Halyeeyga Arsenal…
Halyeeyga Arsenal Ian Wright ayaa ku baaqay in la mamnuuce farsamada rigoore tuurista Bruno Fernandes. Xiddiga Manchester United ayaa mar walba hakada…
Lionel Messi iyo Barcelona ayaa cambaareyn kala kulmay taageerayaashooda ka dib markii ay 17 jirka Pedri u direen inuu la hadlo warbaahinta…