“Waa Markaagii Saaxiibkeey” – Arsene Wenger Oo Qirtay Inuu
Arsene Wenger ayaa dabeecadiisa qarsooneyd banaanka soo dhigay isagoo ku kaftamay inuu ku raaxeysto daawashada tababarayaasha dhibaateysan ee Premier League. Halyeeyga Arsenal…
Arsene Wenger ayaa dabeecadiisa qarsooneyd banaanka soo dhigay isagoo ku kaftamay inuu ku raaxeysto daawashada tababarayaasha dhibaateysan ee Premier League. Halyeeyga Arsenal…
Halyeeyga Arsenal Ian Wright ayaa ku baaqay in la mamnuuce farsamada rigoore tuurista Bruno Fernandes. Xiddiga Manchester United ayaa mar walba hakada…
Lionel Messi iyo Barcelona ayaa cambaareyn kala kulmay taageerayaashooda ka dib markii ay 17 jirka Pedri u direen inuu la hadlo warbaahinta…
Sida ay sannad walba sameeyaan ciyaartoyda horyaalka Serie A ayaa rinji casaan ah marsada wajiga todobaadkan oo kale iyagoo qeyb ka ah…
Manchester United ayaa guushii horeysay ee Old Trafford ee xilli ciyaareedkan horyaalka Premier League waxay xalay ka gaartay kooxda West Brom laakiin…
Barcelona labo musiibo ayaa isagu darsantay kulankii ay ay guuldarada ka soo gaartay Atletico Madrid ee ka dhacay Wanda Metropolitano, iyadoo 1-0…
Halkeed joogtay markii uu Youssoufa Moukoko uu kulankiisii ugu horeysay u safanayay Borussia Dortmund? Su’aashaas ayaa noqon karta mid ay is weydiiyaan…
Ronald Koeman ayaa si cad u sheegay markii uu noqonayay tababaraha Barcelona inuusan isbedel ku sameyn doonin shaxdooda. Isku shaandheynta ma aheyn…
Barcelona ayaa isku dayaysa inay sideed saxiixi dhameystirto bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga, sida ay sheegayaan wararka. Cudurka Korona…
Jose Mourinho ayaa ku baaqay Gareth Southgate inuu cadeeyo tababarayaasha kooxaha ee cadaadiska ku saaraya inaan ciyaartoydooda laga reebo xulka England. Tababare…
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa shax adag soo safi kara kulanka ay Axada la ciyaarayaan kooxda hogaamineysa horyaalka ee Leicester City ka…