Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,372 Articles

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb-galay aaskii loo sameeyay Guddoomiyiihii Ahlusunna Waljameeca.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb-galay aas balaaran oo degmada Guri-ceel ee gobollka Galguduud loogu sameeyay guddoomiyihii gollaha fulinta Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxaed Yuusuf Xeefoow oo maalintii shalay Muqdisho ku geeriyooday. Xubno ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo uu horkacayay wasiirrka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka xukuumada Soomaaliya Cabdikariin Xusseen Guulleed iyo mas’uuliyiin kale oo isaga kala timid deegaannada gobollada…