Barcelona ayaa marti u ah kooxda ay sanadihii ugu danbeeyay ee Celta Vigo waana kulanka labaad ee horyaalka La liga ee Ronald Koeman uu hogaaminayo kooxdiisa cusub ee Barca.Ronald Koeman ayaa markale shaxdiisa ku soo bilaabay goolhaye Neto iyada oo Ter Stegen uu wali sugi doono in uu safto kulankiisii ugu horeeyay ee xili ciyaareedkan.Lionel Messi ayaa hogaaminaya weerarka Barcelona waxaana kula jira Fati iyo Griemzann waana isla qaabkii uu guusha wayn kaga gaadhay Villarreal.Coutinho ayaa markale khadka dhexe kula jira De…
Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Arsenal – Ayay Klopp Iyo
Kooxaha Liverpool iyo Arsenal ayaa caawa isku arkaya garoonka Anfield maalmo ka dib markii ay isku arkeen horyaalka Premier League iyadoo Reds ay kulankaas dardartay Gunners.Kulankooda caawa waa wareega 16ka ee koobka Carabao Cup iyadoo kooxdii badisa ay u soo gudbi doonto wareega 8da.Tababaraha Liverpool ayaa isbedelo badan ku sameeyay shaxdiisa isagoo soo safay inta badan ciyaartoydiisa keydka iyadoo ay ka dhex muuqdaan kaliya Mohamed Salah, Van Dijk iyo James Milner.Booska goolhayaha waxaa ku soo bilowday Adrian iyadoo…
Things to know about the Serbian defender
It feels like all of Europe's top clubs are looking for a new midfielder in the summer.This is the type of mass hunting that the relatively smaller sides are worried about with their talent in sight in the big dogs.Fiorentina will be one of those who will worry, with their Serbian central defender Nikola Milenkovic linked to several teams across the continent.He has been used 22 times for his country Quality Sport Images / Getty ImagesBut who is the coveted midfielder?Here's all you need to know about Nikola…
Miyaa Qiyaano La Sameeyay Isku Aadkii Maanta Ee Champions
Taageerayaasha kooxda Manchester United oo aad u careysan ayaa sheegaya in isku aadka Champions League la sii qorsheeyay iyagoo wajahaya group-ka dhimashada oo ay kula jiraan Paris Saint-Germain iyo RB Leipzig.Kooxda Ole Gunnar Solskjaer ayaa heshay isku aadkii ugu xumaa marka loo eego kooxaha kale ee Premier League iyadoo deriskooda Man City ay isku soo aadeen Porto, Olympiakos iyo Marseille halka Liverpool ay wajaheyso Ajax, Atalanta iyo Midtyjlland halka Chelsea ay la kulmeyso Sevilla, Krasnodar iyo Rennes.Taageerayaasha…
Qatar condemns explosion in Somalia
QOHA, Qatar - The state of Qatar on Thursday expressed its strong condemnation and condemnation of an explosion aimed at a security checkpoint in the capital Mogadishu that killed two people and injured others.
In a statement today, the Foreign Ministry renewed Qatar's firm stance on rejecting violence and terrorism for whatever reasons and motives.
The statement expressed condolences from the state of Qatar to the families of the victims, the government and the people of Somalia, as they wanted the wounded to…
21 quickest methods to lose stomach fats
In case you're something like me, you will most likely reduce weight and have a flatter abdomen to loosen your pants and improve your confidence in a swimsuit. However there are further advantages: Research have proven that dropping stomach fats may also cut back the danger of hypertension, diabetes and stroke!
There is just one downside: It isn't so clear what the best methods to do your center. There are apparently countless rumors and misinformation on the…
Somalia’s army kills Al – Shabaab’s intelligence chief killed in
MOGADISHU, Somalia - A top al-Shabaab intelligence chief was killed on Wednesday in a special operation carried out by US-trained Danab forces, several military sources confirmed in the latest significant battle against the al-Qaeda-linked group that controls large parts of rural southern and central Somalia.
Since March this year, the Somali National Army has contingents with the help of AU forces and those of the US Africa Command have fought with the militants, leading to massive gains across the country, the…
Laacibka Ku Guuleystay Abaalmarinta Xiddiga Sannadka Ee UEFA
Xidhiidhka kubbada cagta yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay xidiga ku guulaystay abaal marinta laacibka sanadka ee qaaramada yurub ugu fiican. Waxayna sidoo kale UEFA bixisay abaal marino badan oo boos walba leh.
Waxa kale oo ay UEFA shaacisay abaal marinta goolhayaha sanadka ee Yurub ugu fiican iyada oo intii ay socotay xaflada isku aadka Champions League abaal marino badan oo kale la bixiyay.
Goolhayaha kooxda Bayern Munich ee Manual Nuener ayaa ku guulaystay abaal marinta goolhayaha sanadka ee Yurub ugu…
new revelations in the corruption scandal linked to Covid
In Kenya, the Kemsa affair has been causing unrest for several weeks. Millions of dollars have reportedly been diverted from their purpose within the state body responsible for medical supplies. This Wednesday, new revelations before the Senate question its officials a little more.
Appointed in July, the new Auditor General is already in the front line in the scandal at the moment in Kenya. According to Nancy Gathungu's report, corruption within Kemsa has swallowed more than $ 21 million intended for the fight against…
Halkaan Si Toos Ah Ugala Soco Isku Aadka Wareega Group-yada
Waxaa magaalada Nyon haatan ka bilowday qori tuurka wareega group-yada Champions League ee xilli ciyaareedka 2020/21 iyadoo sidoo kale la bixin doono abaalmarinta xiddiga sannadka UEFA.Halkaan hoose si toos ah ugala soco isku aadka wareega group-yada iyo bixinta abaalmarinta xiddiga sannadka ee UEFA: