Somalia: It is an “F” for Farmaajo in judicial reform

It's a well-known drawback that the issue with Somalia is, above all, a troubled justice system. This primary truth has proved inconvenient for Somali leaders previous and current as it's the predominant cause for his or her failure to arouse the true need and confidence of the Somali folks. You possibly can say that such confidence within the management is current when the Somali folks start to take the initiative to denounce the enemy of their midst. It is a drawback as a result of no chief will ever win the…

The intersectionality between the hate narrative and the bloodbath:

The alarming fee of massacres perpetrated by marauding Oromos, composed of paramilitary troops, vigilante gangs glorified by Oromo politicians as nationalist forces, and peasants armed with machetes, who viciously assault Somali villages, gives testimony to 'a typical ethnic genocide. Acts of genocide are illuminated and preceded by political narratives. To know the intersectionality between genocide, or within the case of the Ethiopian Somali bloodbath, we have to study the Ethiopian case within the context of…

Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay Golahiisa Wasiirrada

Hogaamiye Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa waxaa uu isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada ee Maamulkiisa. Isku shaandheyntan oo todobaadyadii la soo dhaafay laga hadal hayay degaannada Jubaland ayaa waxaa ay saameysay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada. Wasiirrada qaar ayaa waxaa lagu beddelay Wasiirro kale iyagana loo magacaabay kuwo kale,waxaana ay isku shaandheynta u qoran tahay sidan.

Qalbidhagax oo gaaray Nairobi – AxadleTM

Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo Khamiistii laga sii daayay Xabsi ku yaal Itoobiya ayaa ka dhoofay Garoonka Bole ee Magaalada Adis-Ababa. Qalbidhagax, Waxa uu gaaray Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya oo ay kasoctay qabanqaabo balaaran oo loogu jiro soo dhaweyntiisa, Dadka soo dhaweynaya ayaa isugu jira shacab taageero u haya Sarkaalka iyo Xubno kamid ah ONLF oo si caadi ah Nairobi u jooga. Gawaari ay ku ixranyihiin Cod baahiyayaal, ayna ku dheganyihiin…

Hay’adda dembi-baarista Soomaaliya oo xirtay afhayeenkii hore ee Galmudug

Hay’adda Dambi baarista Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka soo saartay maanta warqad u yeeris ah oo ku socotay  Afhayeenkii hore ee Maamulka Galmudug Cabdullahi Xaashi Faarax. Cabdullahi ayaa maalma ka hor sheegay in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku xireen Muqdisho,isaga oo xusay in ay ka qaadeen Sawirro aan anshax ahaan wanaagsaneyn. Waxaa uu sheegay in lagu heystay farriin uu boggiisa Facebook,  ku qoray taas oo uu uga hadlay  siideynta Cabdikariin Sh. Muuse…

Duqa Muqdisho oo xoolaha ka mamnuucay gudaha Magaalada,Wareegto

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay Xoolaha lagu siidaayo Magaalada gudaheeda. Wareegtadan waxaa uu digniin ugu diray dadka leh Xoolaha,waxaana uu ku sheegay in qofkii saddex jeer la ganaaxo ee aan xoolaheeda ka celin magaalada lagala wareegayo. Xoolahan,waxaa ay isugu jiraan Ari Lo’ iyo Geel,waxaana caadi ka ah Magaalada in aad ku dhex aragto Xoole daaqaya. Maamulladii ka horreeyay…

Waa maxay Nidaamka Matelaadda Isu Dheelitiran?

Sida uu dhigayo heshiiskii ay wada gaareen dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada ee ka soo baxay shirkii golaha amniga qaranka oo ka dhacay Baydhaba June-2018; HabkaDoorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya ee Sanadka 2020, waxa uu noqonayaa nidaamka Matelaadda Isu Dheelitiran ee nooca Liiska Xiran (Proportional Representation –Closed List) War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Amniga Qaranka Haddaba waa maxay nidaamka Matelaadda Isu Dheelitiran ee nooca Liiska Xiran?Qormadan waxa ku jira lafa-gur…

Falanqeyn: Is-afgaradka Soomaaliya iyo Itoobiya

Hordhac: 3; Raisalwasaare oo Itoobiya yeelatay kaddib burburka xukunkii Mingiste ayaa Booqday Muqdisho, Raisalwasaare Abiy Axmed Cali; waa raisalwasaarihii 3aad ee yimaada Muqdisho isaga oo haysta casuumadda madax Soomaaliyeed, waxa ka horreeyey raisalwasaare Meles Zenawi Asres oo June-2007; ku yimid Muqdisho booqashadii loo bixiyey Booqashada ku soo boodka, waxa xigay raisalwasaare Hailemariam Desalegn oo isna booqasho rasmi ah ku yimid Muqdisho toban sano kaddib booqashadii…

Exiled Jammeh invited to attest earlier than Gambia govt inquiry

Exiled Gambian president, Yahya Jammeh, his family and close allies have formally been invited by a Commission of Inquiry looking into his assets. President Adama Barrow in July 2017 inaugurated the 3-member Janneh commission of inquiry to look into the assets of Jammeh. Barrow said at the time that the move was “another step in our change agenda for good governance.” It is not known to who in particular Jammeh’s invitation was addressed because he is currently resident outside the country. According to the local…

Somalia: the EU and the migration disaster

The EU has agreed on a sequence of measures to take care of the disaster. These embrace attempting to deal with the foundation causes of the disaster and dramatically enhance assist to individuals in want of humanitarian assist inside and out of doors the EU. Steps are being taken to relocate asylum seekers already in Europe, resettle individuals in want from neighboring nations and return people who find themselves not eligible for asylum. The EU improves border safety, combats migrant smuggling and supplies safe…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More