Whether or not or now not you're origin your day with a "Southern coffee" (i.e.: a Coke) or you're streaming Netflix late at night alongside a bottle of your favorite sugary, caffeinated beverage, there may be in no way a ultimate time of day to drink a soda.
Falanqeynta kulanka Valladolid iyo Barcelona: Griezmann & Barcelona
Tababaraha kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa isbadal badan ku sameeyay kulanka caawa ay la ciyaarayaan kooxda Real Valladolid.Kadib barbarihii ka dhacay Camp Nou ee ay la ciyaareen Valencia, Barcelona waa inay ku soo laabataa wadada guusha hadii aysan ka gaabin kooxda ay xafiiltamaan.Koeman ayaa isbadal badan ku sameeyay shaxdiisa, iyadoo Antoine Griezmann, Philippe Coutinho iyo Sergio Busquets ay dhamaantood keydka fadhiyeen.Ninka reer Holland ayaa doortay seddex daafac, halkaasoo Celemt Lenglet uu ku soo laabtay…
The Constitutional Court rejects CNT’s internal rules
The National Transitional Council (CNT) will meet on Wednesday, December 23, after being beaten on the fingers.
National Transitional Council, the legislature for the Malian transition, was installed earlier this month, after weeks of intense controversy over its composition and an alleged "grip" by the military, according to…
Abiy Ahmed opens a brand new entrance in Ethiopia, at the Sudanese border
Whereas the Ethiopian military has been combating the dissident TPLF occasion in Tigray province for greater than a month and a half of, since final week it has additionally been engaged to the Sudanese military on the border between the 2 international locations. Here is the time selected by way of High Minister Abiy Ahmed to bring out a brand new operation within the state of Benishandul Gumuz, within…
What Happens to Your Body When You Consume Christmas Dinner
Giving into cravings—and then due to this fact drowsing off in front of the tree at the side of your excellent button free—is what the holidays are all about.
Man Utd & Arsenal way fashilmeen
Xiddigii hore ee Manchester United iyo Arsenal Henrikh Mkhitaryan ayaa ah ciyaaryahanka khadka dhexe ee ugu fiican Yurub, sida lagu sheegay xog la uruuriyay xilli ciyaareedkan.Garabka Roma ayaa hogaanka u haya miiska goolasha markasta Yurub kadib markii uu shabaqa soo taabtay Torino khamiistii.Mkhitaryan, oo 31 jir ah, ayaa furay goolasha kulankii ay 3-1 guusha ku gaareen wuxuuna hadalkiisa u qaatay 7 gool iyo shan caawin 12 kulan oo uu ciyaaray Serie A.Wuxuu leeyahay wadar ahaan 12 gool, taasoo ka dhigeysa inuu yahay…
Shirkadaha diyaaradaha ee Kenya oo kordhiyay qiimaha Ijaarka ganacsatada Soomaaliyeed!
Shirkadaha Jetways, Baaf, iyo Dhagax Silver Mid kamid ah shirkadaha duulimaadyada ee ugu waaweyn Soomaaliya ayaa kordhin doonta qiimaha ijaarka shirkadaha iyo ganacsatada Soomaaliyeed sanadka 2021.
Saraakiisha Shirkada Diyaaradaha ee Somali Airlines oo ka war helay kororka ku yimid Qiimaha Duulimaadyada Diyaaradaha ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Shirkadaha Diyaaradaha Jetways, Baaf, iyo Dhagax Silver Go'aanka ah in kor loogu qaado qiimaha diyaaradaha kirada looga qaadayo marka laga yimaado ama laga tagayo ama loo…
Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Horyaalka Premier League Ee Kooxaha Arsenal v Manchester City
Tababarayaasha Mikel Arteta iyo Pep Guardiola ayaa soo saaray shaxda ay ku ciyaarayaan kulanka wareega 8 dhamaadka Carabao Cup ee ka dhici doona garoonka Emirates.Pep Guardiola ayaa la soo baxay shax adag oo uu ku soo bilaabay xiddigaha Jesus, Mahrez iyo Bernardo halka Sterling, Gundogan, Aguero iyo Torres ay fadhiyaan kursiga keydka.Arteta ayaa isna ku soo bilaabay Lacazette, Martinelli iyo Gabriel oo dib u helay.Jadwalka rasmiga ah:Arsenal: Runarsson, Mustafi, Gabriel, Kolasinac, Maitland-Niles, Elneny, Ceballos, Cedric,…
CEEB: Khabiirka BBC-da Garth Crooks
Khabiirka BBC Garth Crooks ayaa lagu maadeystay kadib markii daafaca Liverpool Joel Matip uu todobaadkan ku soo daray Premier League isla markaana ku amaanay qaab ciyaareedkiisa, laakiin mucjisada ayaa ah in daafaca uusan ciyaarin isbuucaan.
Neymar waa inuu raali geliyaa Barcelona
Musharaxa madaxweynaha Barcelona Jordi Farre ayaa sheegay in Neymar uu ku laaban karo Camp Nou laakiin waa inuu marka hore raali galiyaa kooxda.Xiddiga reer Brazil ayaa ka tagay Nou Camp seddex sano ka hor isagoo heshiis rikoor adduunka ah kula galay Paris Saint-Germain.Xiriirka ka dhaxeeyay kooxdi hore ee Santos ayaa xumaaday kadib markii uu dalbaday in doolarku uusan helin lacag inta uu joogay.Inkastoo Neymar uu dacweeyay Barcelona, hadana 28 jirkaan ayaan meesha ka saarin inuu ku laabanayo Catalonia.Farre ayaa sheegay…