MOGADISHU - Tropical Cyclone Gati, which landed in Somalia on Sunday night time, killing eight folks and inflicting destruction, has weakened and is shifting in the direction of the Gulf of Aden, the UN humanitarian company stated on Tuesday.
Nevertheless, the United Nations Workplace for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) stated heavy rains had triggered floods within the Puntlands Bari area, significantly in coastal and inland areas.
The UN company, citing the administration in Bari, stated an…
Ethiopian Prime Minister calls for non-intervention in the Tigray conflict
Ethiopia's prime minister rejects growing international consensus on dialogue and a halt to deadly fighting in the Tigray region as "interference", saying his country will handle the conflict on its own.
"We respectfully urge the international community to refrain from any unwelcome and illegal interference," said the statement from Prime Minister Abiy Ahmed's office on Wednesday, quoted by the Associated Press (AP), as government forces surrounded the capital, Tigray, Mekele. "The international…
Luka Modric Oo Shaaciyey Kooxda Uu Kubadda Cagta Kaga
Xiddiga khadka dhexe ee reer Croatia ee Luka Modric ayaa shaaciyey kooxda uu doonayo inuu kaga fadhiisto ciyaaraha, xilli uu sannadkii ugu dambeeyey heshiiskiisa Real Madrid socdo.Kubbad-sameeyahan oo 12kii bilood ee ugu dambeeyey ee qandaraaskiisa Santiago Bernabeu ku dhex jira ayaa daboolka ka qaaday inuu doonayo inuu heshiis cusub saxeexo oo uu sii joogo Real Madrid illaa inta uu ciyaaraha ka fadhiisanayo.Waraysi uu siiyey wargeyska Marca ayaa waxa uu ku sheegay inuu doonayo inuu sii ciyaaro kubadda cagta, isla markaana…
Golaha Wakiilada DG Puntland oo ansixiyay Miisaaniyadda
Golaha Wakiilada DG Puntland ayaa maanta yeeshay fadhigooda 16-aad ee Kalfadhiga 47-aad waxaana la horgeeyay Miisaaniyadda sanadka soo socda 2021-ka, kadib markii dood ay ka yeesheen XIldhibaannada.
Fadhiga waxaa shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada DG Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, waxaana xarunta ku sugneed 54-Xildhibaan sida uu sheegay shir guddoonka Baarlamaanka.
Miinasadda la ansixiyay waxa ay gaareysaa $341,861,037 ( Saddex boqol afartan iyo kow malyan…
Faah-faahin kasoo baxeysa Qarax ka dhacay Deegaanka Ceelasha
Sawir hore
Deegaanka Ceelasha Biyaha Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa barqonimadii maanta ka dhacay Qarax la sheegay in loo dhigay Injineerada dhismaha ka waday laamiga isku xira Muqdisho & Afgooye.
Qaraxa ayaa sababay dhaawac soo gaaray Askar ilaalo u ah Injineerada laamiga saareysa Waddada xiriirisa Muqdisho & Afgooye sida Axadle ay u xaqiijiyeen qaar kamid ah dadka deegaanka, inkasta oo aan laheyn tiro rasmi ah dhaawaca.
Markii uu qaraxa dhacay waxaa hakad muddo kooban…
Ronaldo Mise Dybala? Andrea Pirlo Oo Magacaabay Laacibkii
Tababaraha Juventus ee Andrea Pirlo ayaa weerar ku qaaday xiddig kooxdiisa ah oo uu sheegay in qaab ciyaareedkii ay ka filayeen ay ka waayeen intii ay socotay ciyaartii ay ay xalay dirqiga kaga adkaadeen kooxda Ferencvaros.Juventus ayaa lagala hormaray gool, waxaase barbarrihiisa keenay Cristiano Ronaldo ka hor intii aanu xilli dambe goolka guusha u keenin Alvaro Morata oo beddel kusoo galay qaybtii dambe.Ciyaartan ayuu Andrea Pirlo kusoo wada bilaabay Cristiano Ronaldo iyo Paulo Dybala iyadoo uu kaydka dhigay Morata oo…
at the Ethiopian border, the refugee’s exile intensifies
As the conflict escalates in Tigray, more than 40,000 refugees have crossed the border into Sudan, according to the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR). They keep coming in the thousands and come a little further away every day.
From our special envoy to the Ethiopian border, Eliott BrachetThe ultimatum was…
Former president elected president of presidential candidates
MOGADISHU, Somalia - Former Somali President Sharif Sheikh Ahmed has been elected chairman of the Opposition Candidate Affiliation when their assembly in Mogadishu takes place for the fifth day in a row.
That is the newest increase for upcoming elections in Mogadishu, the place 14 opposition candidates had gathered to barter the controversial electoral commissions tasked with overseeing parliamentary and presidential elections, that are as a consequence of begin subsequent month.
The presidential candidates have…
Ciidanka Itoobiya oo hareereeyay Magaalada Mekelle
Maanta waxaa dhammaaday saddexii cishe ee dheeraad ahead ahaa fursad ahaanta loo siiyay hogaamiyayaasha ismaamulka Tigray in ay is dhiibaan, waxaana socda tallaabo lagu dhaqangelinayo go’aan Dowladda Federaalka Itoobiya ay qaadatay marka waqtigaas idlaado.
Saraakiisha Hoggaamineysa Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ay hareereeyeen Magaalada Mekelle Caasimadda ismaamulka Tigray oo ah xuddunta shaqsiyaadka la doonaya in gacanta lagu soo dhigo.
Hogaamiyayaasha TPLF ayaa ku gacan…
Cristiano Ronaldo Oo Babarreeyey Rikoodh Uu Lionel Messi
Cristiano Ronaldo ayaa xalay soo qabtay rikoodh gaar u ahaa laacibka ay xafiiltamaan ee Lionel Messi, kaddib markii uu gool ka dhaliyey kooxda Ferencvaros.Juventus ayaa lagala hor maray gool uu Ferencvaros u dhaliyey laacivbka Myrto Uzuni, balse xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa intii aan loo bixin waqtiga nasashada keenay goolka barbarraha ee kooxdiisa, iyadoo ugu dambayntiina uu Alvaro Morata oo beddel kusoo galay uu Old Lady u saxeexay goolka guusha.Goolka uu Cristiano Ronaldo dhaliiyey oo ku yimid kubbad uu…