Shaxda Rasmiga Ah Ee Liverpool vs Atalanta – Klopp Oo Kaydka

Mohamed Salah ayaa kusoo bilowday safka hore ee kooxdiisa Liverpool kaddib markii uu kasoo kacay xanuunka Korona Fayras oo ku dhacay xilli uu waddankiisa Masar kaga qayb-galay xaflad aroos.Tababare Jurgen Klopp ayaa shan beddel ku sameeyey safkii uu Axaddii kula ciyaaray Leicester City, isagoo dhinaca kalena maanka ku haya in haddii ay garaacaan Atalanta inay iska xaadirin doonaan wareegga 16ka.Joel Matip ayaa kalidii ka ciyaaraya afartii difaaca ee kulankii Leicester City, waxaana garbihiisa taagan Neco Williams, Rhys…

Shaxda Rasmiga Ah Inter Milan vs Real Madrid – Xiddigaha

Inter Milan ayaa kusoo bilowday labadeeda weeraryahan ee Luataro Martinez iyo Romelu Lukaku oo ay kusoo ladhay madaalaha reer Chile ee Arturo Vidal kulanka Real Madrid ay ku martigelinayaan garoonka Giuseppe Meazza.Tababare Antonio Conte ayaa kusoo galay shax adag oo uu guusha kulankan ku heli karayo, isagoo ogsoon in haddii guul-darro ay soo gaadho ay gebi ahaanba kooxdiisu macasalaamayn karto tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan.Garoonkan oo ay labada kooxood ugu dambaysay inay ku kulmaan markii ay taariikhdu…

Waraysigii Ugu Dambeeyey Ee Diego Armanda Maradona Uu

Halyeygii kubadda cagta ee Diego Maradona ayaa loo baroor-diiqayaa kaddib dhimasho degdeg ah oo ku timid markii uu wadnuhu istaagay isagoo jooga gurigiisa ku yaalla waddankiisa Argentina.Madaxweynaha waddanka Argentina ayaa ku dhawaaqay saddex maalmood oo ‘baroor-diiq qaran ah’, halka dunida kubadda cagtuna ay soo bandhigayaan sida ay uga murugaysan yihiin geerida mucjisadan waddankiisa u qaaday Koobka Adduunka.Maradona ayaa xuska dhalashadiisa u dabbaal-degay isaga oo xanuunsanaya, waxaana qalliin lagu sameeyey October 30…

Diego Maradona’s goal for the century

"Thank you, God, for football, for Maradona, for these tears, for this Argentina 2, England 0."- Victor Hugo Morales England against Argentina in the quarterfinals of the 1986 World Cup was about much more than football. In addition to the rivalry that the two nations enjoyed on the field, the game was also played in great socio-political tension. Argentina's pride was still wounded after the defeat in the Falklands War and the country also agreed to the six years of military dictatorship it experienced between 1976 and…

“Mucjiso Aan Cidna La Barbar-dhigi Karin Ayaa Geeriyooday,

Cristiano Ronaldo ayaa hormood ka noqday xiddigaha dunida ee muujinaya murugada iyo sida ay uga xun yihiin inuu dunida ka tegay halyeygii reer Argentina ee Diego Maradona oo wadne xanuun kusoo booday ugu geeriyooday waddankiisa.Xidhiidhka kubadda cagta Argentina ayaa xaqiijiyey in Diego Armando Maradona uu geeriyooday.Baraha bulshada ayay qabsatay tacsida xiddigaha kubadda cagta, haleeyadii hore ee ka fadhiistay, tababareyaasha iyo shaqsiyaadka caadiga ah ee ay taageereyaashuna dheer yihiin ee tacsida u diraya qoyska uu ka…

Mohamed Salah Wuxuu Tababarka Liverpool Bilaabay Shan

Liverpool ayaa jabisay sharciga xakamaynta xanuunka Korona Fayras, kaddib markii ay u ogolaatay xiddigeeda Mohamed Salah inuu kusoo laabto shan maalmood  kaddib markii baadhitaankii lagu sameeyey lagaga helay xanuunka Korona Fayras.Salah oo ay da’diisu tahay 28 jir ayaa kusoo laabtay tababarka Liverpool Isniintii toddobaadkan, waxaanu ciyaarayaa kulanka Atalanta ay caawa ku martigelinayaan ee tartanka Champions League inkasta oo uu seegay ciyaartii Leicester City ee Arbacadii.Laacibkan oo uu xanuunku ku dhacay isaga oo ku…

US blacklists for Libyan militia after Russia blocked UN sanctions

The United States unilaterally blacklisted Libya's Kaniyat militia and its leaders on Wednesday after Russia last week prevented a UN Security Council committee from imposing sanctions on the group's human rights abuses. The US sanctions were introduced under the Global Magnitsky Act, which allows the US government to target human rights violators around the world by freezing assets and banning Americans from doing business with them. "Mohamed al-Kani and the Kaniyat militia have tortured and killed…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More