Neymar Oo U Sheegay Xiddigaha PSG Sida Kaliya Ee Ay Ku

Neymar ayaa u sheegay xiddigaah PSG inay u baahan yihiin inay ciyaartooda ugu fiican ku soo bandhigaan Old Trafford haddii ay doonayaan inay Arbacada ka badiyaan Manchester United kulanka Champions League.Group H ayaa si weyn la isagu dhegan yahay iyadoo PSG iyo RB Leipzig ay labaduba lix dhibcood leeyihiin halka Man United ay sagaal dhibcood hogaanka ku hayaan.Kooxda PSG ayaa 2-1 lagu garaacay kulankii ay Parc des Princes kula ciyaareen United bishii la soo dhaafay, waxayna ku jiraan qaab ciyaareed aan joogta aheyn.PSG ayaa…

Antoine Griezmann Oo Shaaciyay Qofkii Kula Taliyay Inuu

Antoine Griezmann ayaa dib u helay qaab ciyaareedkiisa fiican iyadoo Barcelona ay 4-0 ku xaaqday kooxda Osasuna maanta. Waxa uu soo bandhigay sababtii ay Barcelona uga soo bixiso in ka badan 100 milyan isagoo dhaliyay gool islamarkaana caawiye ka noqdo goolkii Philippe Coutinho.Haddii si kooban loo yiraahdo, qaab ciyaareedkan wuxuu ahaa midkii ay taageerayaasha Catalans ka sugayeen Griezmann.Griezmann ayaa ciyaarta ku dhameystay isagoo faraxsan oo kaamirada horteeda kula kaftamaya Coutinho. Waa markii ugu horeysay oo uu…

Chelsea & Tottenham Oo Ismari Waayay & Jose Mourinho Oo La

Kooxaha Chelsea iyo Tottenham ayaa isku mari waayay kulankii adkaa ee ku dhexmaray Stamford Bridge iyagoo ku heshiiyay barbaro goolal la’aan ah xilli labada kooxood ay ku soo shirtageen qaab ciyaareed uu taxadar weyn ka muuqday.Natiijadaan ayaa farxad u ah Tottenham kuwaasoo ku soo laabtay hogaanka horyaalka Premier League iyadoo 21 dhibcood ku haya balse farqiga goolasha ka sareeya kooxda kaalinta labaad ee Liverpool halka Chelsea ay kaalinta 3aad ku jirto iyadoo leh 19 dhibcood.Labada kooxood oo qaab ciyaareed fiican ku…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Arsenal vs Wolves – Arteta Oo Isbedelo

Arsenal ayaa dooneysa inay wadada guusha ku soo laabato ka dib barbarihii ay isbuucii la soo dhaafay la galeen kooxda Leeds United iyagoo caawa la dheelaya kooxda Wolves oo marti ku ah Emirates Stadium.Gunners waxaa ka maqan caawa Nicolas Pepe oo casaan toos ah qaatay kulankii ay barbaraha la galeen Leeds iyadoo ay u bilaabaneyso seddex kulan uu ganaax ku maqnaanayo.Waxaa isagana seegaya kulankaan xiddiga khadka dhexe Thomas Partey ayaa sidoo kale ka maqan Gunners madaama uu qabo dhaawac muruqa bowdada ah.Willian oo qaab…

Cilada Kaliya Ee Solskjaer Uu Leeyahay Xilli El Matador Uu

Xaqiiqda ah in Ole Gunnar Solskjaer uusan garaneyn shax ciyaareedkiisa ugu fiican iskaba daa 11kiisa xiddig ee ugu fiican, labadii sannadood ee uu joogay Man United ayaa wax badan muujineysa.United ayaa ku rafaaday garoonka St Mary’s ilaa iyo uu ka soo galay Cavani oo badbaadiyay islamarkaana guul qiimo leh ku hogaamiyay.Xaqiiqda ah in Cavani uu wacdarro dhigay markii uu hogaaminayay weerarka bartamihii isbuuca waxay aheyd in kulankaan lagu soo bilaabo.Khadka dhexe ee dheemanka ah ee uu Solskjaer ku soo shirtagayo ma ahan…

Ethiopian troops seize Tigray’s regional capital, Mekelle

ADDIS ABABA - Ethiopian Nationwide Protection Forces conquered Mekelle on Saturday, the regional administrative capital of Tigray, within the ultimate part of an operation concentrating on the Tigray Individuals's Liberation Entrance , who had been pulling the strings within the nation for nearly ten months now. The TPLF provoked the federal authorities after looting the northern command base, which ended with the kidnapping of a number of troopers, resulting in an order from Prime Minister Abiy Ahmed to raid the…