Weeraryahanka kooxda Man City ee Sergio Aguero oo lala xiriirinayo kooxda weyn ee reer Spain ee Barcelona ayaa lala xiriirinayaa in uu ka tagayo kooxda sida ay sheegayaan wararku.Qandaraaska Aguero ee Manchester City ayaa dhacaya dhamaadka xiliciyaareed kaan, Messi ayaana isku boos ah inkasta oo la fahansan yahay inuu hada u furan yahay talaabo kadib doorashadii madaxweynaha Joan Laporta.Messi ayaa doonayay inuu ka dhaqaaqo Barcelona xagaagii hore isagoo la yimid dalab cad oo ah inuu is casilayo laakiin waxaa hor istaagay…
Within the headlines: what the Tanzanian president died of
Officially, Tanzania's President John Maguful has died of heart problems. This was announced by the Vice President on television on Wednesday, March 17, after more than two weeks of unresolved absence from the head of state."Easily re-elected in October last year for another term with 84% of the vote, John Magufuli, 61, appeared for the last time in public on February 27 and points to World Africa, there were persistent…
Jubbaland:-Xildhibaan u geeriyooday xanuunka Covid-19.
AUN Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo ka tirsanaa Baarlamaanka Dowlad-goboleedka Jubbuland ayaa khamiista maanta ah xanuunka Coronavirus ugu geeriyooday, magaallo madaxda gobolka Jubbada hoose ee Kismaayo.
Xildhibaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaaladda Kismaayo ka dib markii uu soo ritay safmareenka khatarta badan ee Covid19.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid AUN Marxuum Cabdi Xasan Xiish oo kaalin muhiim ah ku lahaa dhismaha Jubaland.
Halkaan ka aqri qoraal…
Uefa ayaa ku dhawaaqday afar nin oo u sharaxan
Xiriirka kubada cagta yurub ee UEFA ayaa si Rasmi ah u shaaciyay magacyada 4-ta xiddig ee u tartami doona abaalmarinta xiddiga ugu fiican yurub ee sanadka.Afarta khadka dhexe ayaa kala ah Kevin De Bruyne oo Manchester City ah, N’Golo Kante oo Chelsea ka tirsan, Weeraryahanka Bayern Munich Joshua Kimmich iyo 35 jirka weerarka uga ciyaara Real Madrid.Aan ku bilowno goolkii cajiibka ahaa ee uu dhaliyay Kevin De Bruyne iyo darbo uu xalay ka helay Borussia Monchengladbach.Joshua Kimmich kuma uusan lug laheyn kulankii xalay ay…
Miyuu Van De Beek go’aansaday inuu ka tago Man?
Tababaraha Ajax Ronald De Boer ayaa su’aal ka keenay in Donny Van De Beek uu doonayo inuu ka tago Manchester United ka dib markii uu xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay kula guuleystay kooxda fursad yarna u u leeyahay inuu ciyaaro.23 jirkaan khadka dhexe ayaa kaliya u ciyaaray Manchester United labo kulan oo horyaalka ah tan iyo markii uu yimid Old Trafford heshiis 40-40 milyan ah xagaagii hore.Sikastaba, De Boer, oo niyada u qabtay jamaahiirta Manchester United oo wali rajo ka qaba Van De Beek, ayaa meesha ka saaray…
Talks on Somalia’s elections, which resume subsequent week in
Speakers on Somalia's resumption of elections next week in Mogadishu's source
MOGADISHU, Somalia - The leaders of the federal government and the federal states are expected to meet in Mogadishu next Sunday to discuss the country's long-standing electoral conflict.
A source close to the presidency told Axadlethat mediation from international partners has managed to persuade the…
The UN approves Ethiopia’s request for a standard Tigray
Ethiopia's request for an inquiry into the humanitarian consequences of the conflict in the country's northern Tigray region was approved by the United Nations High Commissioner for Human Rights (OHCHR) Michelle Bachelet, according to a UN spokeswoman on Wednesday.
Tigray residents have told human rights groups and journalists about massacres, widespread sexual violence and indiscriminate killings of civilians by security forces in the region.
Aid workers say, however, that Tigray's health system has…
Qarax dhaliyay dhimashadda Saddex ruux iyo dhaawaca11 kale oo ka dhaca…
Ugu yaraan Saddex qof ayaa ku dhimatay 11 kalena waa ay dhaawacmeen bambo wadada dhinaceeda lagu aasay oo qaraxday gaari bas ah oo ay la socdeen shaqaale ka tirsan dowladda Afghanistan oo ku sugnaa magaalada Kabul maanta khamiis ah sida ay sheegeen saraakiisha amaanka dalkaasi.
Weerarka ayaa yimid iyada oo dowladda Afghanistan, Taliban iyo waddammada muhiimka ah, oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Ruushka, ay isugu isku aruursanayaan magaaladda Moscow si ay uga wada hadlaan yareynta rabshadaha muda dheer ka socda…
the mandatory cleansing consciousness
Studies of environmental impact have shown that 10% of the world's electricity is used by computers to power, among other things, the Internet and its networks. Every year, 900 million tonnes of CO2 are generated by “digital waste” - emails, music and photos stored in the cloud. In Madagascar, the environmental association "Let's Do It Madagascar" organized an information meeting on Wednesday, March 1,…
CAJIIB AH: Diego Simeone wuxuu leeyahay aragti daacad ah
Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone ayaa sharfay guuldaradii kooxdiisa ka soo gaartay Chelsea wareega labaad ee wareega 16ka ee isreebreebka Champions League ee xalay ka dhacay garoonka Stamford Bridge.Chelsea oo lugtii hore 1-0 kaga badisay Atletico ayaa markale hogaanka u qabatay kooxda Simeone oo laba gool u kala dhaliyay Hakim Ziyech iyo Emerson Palmieri.Arinta layaabka leh ayaa ah in Simeone uu diiday inuu bixiyo wax raali galin ah ciyaarta kadib asaga oo warbaahinta u sheegay inay garaaceen kooxdii ka wanaagsaneyd…