Garabka weerar ee kooxda Real Madrid ahna geesigii hore ee Chelsea ee Eden Hazard ayaa loo sheegay talaabo haddii uu qaado ay macquul tahay inuusan abid kubadda cagta dib u ciyaarin kaddib dhaawaciisii ugu dambeeyay ee dib u dhaca kale ku keenay xilli ciyaareedkiisa.Xiddiga Belgian-ka ah oo heshiis ka badan 100 Milyan oo Pound ugu wareegay Real Madrid kaddib markii uu 110 gool ugu soo dhaliyay Chelsea 352 kulan ayaa arkayay waayiihiisa ciyaareed oo uu dhaawac halakeeyay tan iyo wakhtigaas.Hazard ayaa dhawaan uun kasoo…
AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii
AMISOM: Wada-hadalka lagu hirgelinayo Doorashooyinka wuu sii soconayaa .Qoraal lagu daabacay bogga Twitter-ka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in wakiilka ururkaas ahna Madaxa howlgelinta AMISOM uu todobaad & bar ku howlanaa qaabiladda Saamileyda Siyaasadda Dalka.
Ambassador Francisco Madeira ayaa qaabilay Madax Goboleedyada kala ah: Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe & Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…
DEG-DEG: Isku Aadka Siddeed Dhammaadka Iyo Afar
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka tartanka labaad ee ugu xiisaha badan heer kooxeed qaarada Yurub ee Europe League iyadoo ay kasoo baxeen kulamo xiisahooda wataa.
Aan ku bilawnee kooxda Manchester United oo xalay kasoo baxday dhigeeda AC Milan ayaa ku aaday kooxda ree Spain ee mucjisada ka dhigaysa xilli ciyaareedkan tartanka ee Granada.
Kulanka xiisaha badan ayaa dhex mari doona kooxaha Ajax iyo AS Roma iyadoo ciyaartaas lagu sifayn karo mida ugu adag ee kasoo baxday wareegan siddeed…
Train and nonetheless achieve weight? This might
It can not be denied that the past year has taken a significant toll on our bodies. If you are a few pounds up compared to your pre-pandemic weight, do not worry. Stress can easily make your body hold a little extra weight, and if you found yourself striving for comfort food during the pandemic, you are not alone. No matter how the weight gain happened, you may feel uncomfortable with the extra weight on your body and you may feel motivated to lose it. And…
DEG-DEG: Bayern vs PSG, Liverpool vs Actual Madrid –
Waxa la sameeyay isku aadka wareegyada siddeed dhammaadka iyo afar dhammaadka tartanka UEFA Champions League iyadoo ay koox kastaa ogaatay ugu horreynba cida ay la ciyaarayso wareega siddeeda iyo waliba cida ay afar dhammaadka ku kulmayaan haddiiba ay soo baxaan.
Aan ku bilawnee kooxda Manchester City oo kamid ah kooxaha ugu cad cad hanashada Champions League ayaa ku aaday dhigeeda ree Germany Borussia Dortmund waxaana la isku daawan doonaa iyaga iyo Erling Haaland oo ay saxexiisa doonayaan.
Si lamid ah City, Chelsea…
# FreeSénégal, image of mobilization of
Calm has returned to Senegal, but the crisis born of the March 3 arrest of opponent Ousmane Sonko has not yet been resolved. The tax is heavy: 10 dead according to a government source, 13 according to the opposition. One of the phenomena that marked the spirits these days with unprecedented demonstrations and riots is #FreeSenegal, a channel that allowed young people to express their anger, a real…
UEFA oo sameysay isku aadka 8-dhammaandka Champions League.
Xiriirka kubadda Cagta ee UEFA ayaa maanta oo Jimco ah sameeyay isku aadka Siddeed dhammadka Horyaalka Qaaradda Yurub ee Champions League oo aysan kasoo muuqan doonin Kooxaha Juventus iyo Barcelona oo ay ka kala tirsan yihiin Cristiana Ronaldo & Lionnel Messi oo 11-jeer ku muteysay abaarlmarinta Ballon D’or.
Siddeeda Koox ee usoo gudubtay Champions League nasiibkana u yeeshay in ay ka qaybgalaan kooxaha usii hardamaya kasii mid ahaanshiyaha tartankaan ayaa kala ah: 1-FC Porto oo Portugal ah, 2-Borussia Dortmund oo…
Libya: Credible decisions require favoritism
The conduct of free, fair and credible national elections in Libya requires a favorable political and security environment in which all stakeholders commit themselves in advance to respect and follow the results and voters are allowed to exercise their democratic rights in a safe manner without threat or interference. The International Monitoring Committee on Libya stated on Thursday.
The group, co-chair of Algeria, Germany, the Arab League and the UN mission in Libya, held a meeting on Thursday to…
Wasiirka Maaliyadda Mandheera oo u geeriyooday Covid-19. –
Isbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya waxaa ku geeriyooday Ibraahim Barrow Xasan oo ahaa Wasiirka Maaliyadda Ismaamulka Soomaalida Mandheera oo saacadihii lasoo dhaafay la xannuunsanaa fayruska ku dhacay.
Ibraahim Barrow Xassan waxa uu maamulka Mandheera u qaabilsanaa maaliyadda & qorsheynteeda, waxaana haleelay xannuunka Covid-19 oo kiisas kala duwan laga helay ismaamulka uu ka shaqeynayay.
Cali Rooba oo ah Guddoomiyaha Mandheera ayaa xaqiijiyay in Ibraahim uu sababsaday Fayruska Corona oo…
EDITORIAL: Constructing Coalitions, begin for
EDITORIAL: Building Coalitions, a good start for better politics in Somalia
EDITORIAL | Somalia's key stakeholders for the upcoming election have come closer to a working partnership after launching yet another coalition group on Thursday.
The National Salvation Council, which brings together the Council of Presidential Candidates, President Said Abdullahi Deni of Northeastern State…