Maxay Real Madrid U Baahan Tahay Si Ay Ugu Gudubto Wareegga

Real Madrid ayaa xalay kaalinta labaad ee Group B si buuxda ugu fadhiisatay kaddib markii ay guul dahabi ah ka gaadheen Inter Milan oo ay ugu tageen garoonka San Siro Stadium.Kooxda reer Spain oo ay dersin ciyaartooyo muhiim ahi dhaawac kaga maqnaayeen ayaa toddoba dhibcood yeelatay kaddib 2-0 ay ku dhufatay toban ciyaartoy oo Inter ah oo uu waqti hore casaan ka qaatay Arturo Vidal.Tababare Zidane ayaa shax wax badan ka beddelan yihiin kusoo galay garoonka, waxaanu kaydka dhigay afarta ciyaartoy ee reer Brazil ee Casemiro,…

5 weight reduction guidelines that it’s essential to comply with

When you had the ability to make your life higher with the push of a button, would you utilize it? Apparent! So take out the blender and learn to make a fat-blasting smoothie with these vital guidelines. Sure, we all know that guidelines are a troublesome solution to put it, however we need to convey how vital it's to be intentional when constructing your smoothie - as a result of there are 7 ways in which smoothies will make you drop a few pounds. These…

The Benin authorities won’t revoke Ajavon’s convictions

Following the open letter from Sébastien Ajavon's lawyer demanding that his consumer's conviction be "invalidated", the federal government spokesman replied that "the judges are impartial" and {that a} change within the state of affairs couldn't be made. than by judicial overview. "An Unsurpassed Decline in Civil Liberties", a…

Muxuu yahay walaaca Ismaaciil Cumar Geelle ka qabo codaynta

Hogaamiyaha Jamhuuriyada dhacda geeska Afrika ee Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in uu ka cabsi qabo in doorashada nagu soo aadan ee Soomaaliya lasoo dooran doono xildhibaano si dadban ay u maamulaan xoogga hubaysan ee Al Shabaab. Geelle oo wareysi siinayay wargayska The Afrika Report ayaa yiri “Doorashada baarlamaanka Soomaaliya waxaa la filayaa in ay qabsoonto sanadka 2021-ka, waxaan ka cabsi qabaa in ay kusoo afjaranto doorashada xildhibaano si dadban ay u…

Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…

massive appointment of soldiers at the head of the region

Following the new regional division, the number of Malian regions will increase from 15 to 20. At that time, 13 soldiers close to Assimi Goïta, the vice president in charge of defense and security issues and junta strongman, were appointed instead of civilians to govern most regions. as reported from Bamako, Serge DanielUntil…

Midowga Musharaxiinta oo dalbaday in lakala diro guddiyada

Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha Soomaaliya ayaa goor dhow war murtiyeed ka kooban 18 qodob, kaddib shir u socday lix maalmood oo ay ku yeesheen Muqdisho. War murtiyeedka ka soo baxay Musharaxiinta ayaa lagu dalbaday in lakala diro Guddiyada doorashada, maadaama ay ku jiraan Saraakiil ciidan sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Musharixiinta. Sidoo kale war murtiyeedka Musharaxiinta ayaa lagu baaqay in doorashada xubnaha Xildhibaannada Gobolada Waqooyi lagu qabto…

Zidane, Ronaldo, Firmino, Aubayemang & Michael Owen –

Erling Braut Haaland ayaa xili ciyaareedkiisii labaad kasoo muuqana tartanka Champions League, waxaana iyadoo sannadkan la marayo wareeggii ugu horreeyey ee groupyada u suurtogashay inuu isku boodhka ku qaso xiddigo waaweyn oo uu dhaafo rikoodhkoodii gool-dhalinta ee tartankan.Weeraryahanka da’da yar ee reer Norway oo xili ciyaareedkii hore ee 2019/20 kusoo baxay kooxda RB Salzburg oo goolal tiro badan oo layaab lahaa uu dunida isku baray, waxa uu dhaliyey 13 gool 15 kulan oo uu u kala saftay Salzburg iyo Borussia Dortmund…