Somalia: NSF calls for Farmajo to be held responsible for failed elections
MOGADISHU, Somalia - Calls are growing louder from an alliance of opposition and two federal states in Somalia to hold outgoing President Farmajo accountable for his outrageous actions that led to Somalia missing key election deadlines.
In an open letter to the international community, the Somali National…
DAAWO: Goolhaye Xalay Daqiiqadii 94-aad Gool U
Goolhayaha kooxda Sevilla ee Yassine Bounou ayaa xalay kooxdiisa u badbaadiyay dhibic dahabi ah kaddib markii uu goolka bar-bardhaca uga soo celiyay Real Valladolid oo ay marti u ahaayeen daqiiqadii 94-aad oo ahayd midii ugu dambaysay ee kulanka.Real Valladolid oo kulan adag ciyaartay ayaa hoggaanka ka haysay Sevilla ilaa daqiiqadii ugu dambaysay iyaga oo aaminsanaa inay saddexda dhibcood ee kulankaas gacanta ku dhigeen.Bounou ayaa kubad gees ka tuur ahayd soo galay daqiiqadii ugu dambaysay ee ciyaarta balse kaddib kubadda…
Chelsea Oo Xooga Saaraysa Saxeexa Weeraryahan
Kooxda Chelsea ayaa u muuqata mid suuqa xagaaga ee soo socda isku dayi doonta inay la saxeexato weeraryahan cusub iyadoo la xusay saddex ciyaaryahan oo ay u aragto kuwo ay ka dhex xulan doonto midka booskaas u buuxinaya.Tuchel ayaa dhammaadkii bishii January yimid gegida Stamford Bridge iyadoo ay taageerayaasha kooxdiisu yihiin kuwo si adag ugu kala qaybsan shaqo ka caydhintii Frank Lampard oo halyeey ka ahaa kooxdooda.Tuchel ayaa sameeyay saamayn deg-deg ah isaga oo xasiliyay daafacii Chelsea isla markaana u muuqda mid soo…
HESHIIS DHAN: Barcelona Oo Koox Weyn Oo Premier
Kooxda Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay meel saartay oo ay isku hubsatay saxeexa khadka dhexe ee kooxda Liverpool ee Gini Wijnaldum oo si weyn loola xidhiidhinayay soo xerogalintiisa ilaa suuqii xagaagii 2020.Wijnaldum ayaa sida ay wararku sheegayaan go’aansaday inuu iskaga tago Liverpool, wargeyska Sunday Times ayaa xusaya inuu xiddiga Dutch-ka ahi heshiiska shaqsiga ah la meel dhigay Barcelona isla markaana noqon doono saxeexa ugu horreeya ee madaxweyne Joan Laporta.Heshiiska uu Gini hadda ku joogo Liverpool ayaa ah…
Lafta gareen oo Muqdisho u yimid ka qaybgalka
Madaxweynaha DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray Magaalada Muqdisho si uu uga qaybgalo Shirka looga hadlayo arrimaha Doorashooyina Dalka ee lagu wado in uu ka dhaco Caasimadda 22-ka Maarso 2021 oo ku beegan berri oo isniinta ah.
Waa mas’uuliyiiinkii ugu dambeeyay ee caasimadda soo gaaro Madaxda Federaalka & Dowlad Goboleedyada, waxa uu ku maqnaa Dalka Turkiga oo uu u jiray arrimo gaar ah sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo kala duwan.
Muqdisho waxaa ku sugan…
HORDHAC: Actual Sociedad vs Barcelona – Barca Oo
Barcelona ayaa isku dayaysa inay gaadho guusheedii shanaad ee xidhiidh ah tartamada oo dhan marka ay caawa gegida Anoeta ku booqanayso kooxda Real Sociedad.Barcelona ayaa hadda booska saddexaad ka joogta miiska kala sarreynta horyaalka La Liga waxaana ay hal dhibic ka dambaysaa Real Madrid oo xalay guul gaadhay iyo Atletico Madrid oo caawa ciyaaraysa isla markaana afar dhibcood ka sarreysa iyaga.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORReal Sociedad ayay markale ka maqnaanayaan Luca Sangalli, Miguel Moya, Joseba Zaldua iyo…
HORDHAC: Chelsea vs Sheffield United – Tuchel Oo
Kooxda qaab ciyaareedka iyo wakhtiga fiican ku naaloonaysa ee uu hoggaanka u yahay tababare Thomas Tuchel ee Chelsea ayaa galabta gegida Stamford Bridge kusoo dhawaynaysa dhigeeda ugu hooseysa Premier League ee Sheffield United kulan FA Cup ah.Tuchel ayaa wali guuldarro la’aan ah 13 kulan oo uu Chelsea hoggaamiyay ilaa hadda halka tababare bedelistii ay Sheffield samaysay ay qaabkii ugu xumaa ku bilaabantay kulankii ugu horreeyay oo ay guuldarro 5-0 ah kala soo kulmeen Leicester City.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA…
HORDHAC: West Ham vs Arsenal – Gunners Iyo Hammers
West Ham United ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Arsenal iyagoo isha ku haya guul ay kusoo xoojiyaan tartanka ay ugu jiraan ku dhammaysiga afarta kaalmood ee sarre xilli ciyaareedkan kulan London Derby ah oo muhiim ah kana qabsoomaya London Stadium.Hammers ayaa hadda booska shanaad ka jooga miiska kala sarreynta horyaalka waana kaalin aad Arsenal u qiyaasan karaysay bilawgii xilli ciyaareedka halka Gunners ay fadhiyaan kaalinta 10-aad oo aad bilawgii horyaalka u sawiran karaysay West Ham.XOGTA LABADA KOOXOOD EE KULANKA…
Howlgal sababay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay
Howlgal sababay dhimasho & Dhaawac ayay Ciidamada ammaanka DG Puntland ka sameeyeen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo kadib markii ay heleen xogta koox la sheegay in ay ka ganacsato walxaha maanka-dooriya.
Ciidamada oo damacsanaa in ay gacatan ku dhigaan kooxdaan ayaa iska caabbin kala kulmay kooxda, waxaana iska hor imaad dhexmaray labada dhinac ku dhintay hal ruux, halka ay ku dhaawacmeen 4-kale sida Mustaqbal ay u xaqiijiyeen ilo kala duwan.
Hay’adaha ammaanka DG Puntland ayaa gacanta ku dhigay xubno la socday…
HORDHAC: Leicester Metropolis vs Man United – Purple Devils
Manchester United ayaa markii 31-aad ee waayaheeda gaadhi karta wareega afar dhammaadka FA Cup waana rekoodh aysan hore u gaadhin koox England ahi marka ay la ciyaarayaan caawa kooxda Leicester City oo ay ku booqanayaan gegida King Power Stadium.Labada kooxoodba waxa ay muhiimad siinayaan inay ku dhammaystaan afarta sarre ee Premier League balse waxa ay FA Cup u arkaan wado kale oo macquul ah oo ay koob ugu guuleysan karaan xilli ciyaareedkan.WARARKA LABADA KOOXOOD EE KULANKA KAHORManchester United ayaa qiimayn doonta taam…