Kooxdii ugu horreysay ee reer Spain ah ayaa maanta la filayaa in ay si rasmi ah ugu dhawaaqdo in ay ka baxdo tartanka Super League ee ay kooxaha waaweyni ku dhawaaqeen Axaddii in ay samaysteen.Tartankan oo ay aas-aaseen 12ka kooxood ee Real Madrid, Barcelona, Milan, Arsenal, Chelsea, Inter, Juventus, Liverpool, Manchester City, Atletico Madrid, Manchester United, ayaa waxa xalay iskaga baxay lixda naadi ee Ingiriiska ah, taas oo ka dhigan in lix kooxood oo kali ahi kusoo hadheen.Tirada kooxaha kusii hadhaya Super League…
Chelsea confirm procedures to withdraw from the European Super League
Chelsea confirmed overnight their intention to withdraw from the proposed Super League - become the final for the six English clubs to join to step aside.Thousands of Chelsea supporters gathered outside Stamford Bridge to protest against the plans on Tuesday night before the club's 0-0 draw with Brighton and Hove Albion, with news that the Blues were planning to retire.Club statement.- Chelsea FC (@ChelseaFC) April 20, 2021 Man Utd, Liverpool, Arsenal, Chelsea & Tottenham withdraw from the Super LeagueManchester United,…
Champions League Oo Ka Faa’iidaystay Awooddii Dhaqaale Ee Halista
Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa cashar ka bartay kooxaha waaweyn ee Yurub ee samaystay Super League oo fadhilmay kaddib culays weyn oo kaga yimid taageereyaasha, ciyaartoyda, khubarada iyo xidhiidhada kala duwan.UEFA ayaa qaadaysa tallaabo ay ku abuuraysa dhaqaale, si aanay mar dambe ugu dhicin in kooxaha waaweyn ay iyagoo saluug tirsanaya aanay dib u bilaabanin hirgelinta qorshahooda hadda dib u dhacu ku yimid.Baanka JP Morgan Chase oo ahaa midka maal-gelinta ku samaynayay Super League ayaa wali jooga, diyaarna…
The Arab League, the UN, the EU, the AU are calling for the withdrawal of foreigners
The United Nations, the European Union, the Arab League and the African Union on Tuesday demanded that all foreign forces and mercenaries leave Libya immediately, as the country seeks to restore order and go to the polls.
In a statement following a video conference by its leaders, the so-called "Libya Quartet" demanded "full compliance with the arms embargo and the immediate and unconditional withdrawal of all foreign forces and mercenaries from all of Libya's territory."
The highly violated arms…
The Arab League, the UN, the EU, the AU call on foreign forces
The United Nations, the European Union, the Arab League and the African Union on Tuesday demanded that all foreign forces and mercenaries leave Libya immediately, as the country seeks to restore order and go to the polls.
In a statement following a video conference by its leaders, the so-called "Libya Quartet" demanded "full compliance with the arms embargo and the immediate and unconditional withdrawal of all foreign forces and mercenaries from all of Libya's territory."
The highly violated arms…
Kacdoonkii Ingiriiska Ee Lagula Dagaallamay Super League Oo U Wareegay
Kaddib markii ay xalay iskaga baxeen tartanka Super League dhamaan kooxaha Ingiriiska ee lixda ahaa ee qaybta ka ahaa aas-aaskiisa, waxa hadda rabshadihii u wareegeen waddanka Spain, halkaas oo ay ciyaartoydu bilaabeen in ay ka hor yimaaddaan kooxahood.Kubadda cagta ayaa soo martay toddobaad aan degganayn oo qas iyo buuq lagu jiray, taas oo ugu dambayntii abuurtay mudaharaad ay sameeyeen taageereyaasha, kuwaas oo sababay in xalay ay dib u dhacdo ciyaartii Chelsea iyo Brighton oo jamaahiirtu ay xidheen albaabka garoonka ee…
Chad: Opponent Saleh Kebzabo calls for “union
Saleh Kebzabo was minister during Idriss Deby's presidency in the late 1990s, before becoming one of his main opponents for the past two decades. He had chosen to boycott the presidential election on April 11, which he described as an "election finding". He is a guest at RFI. .
RASMI: European Super League Oo Warbixin Soo Saartay Ka Dib Markii Ay
Madaxda tartanka cusub ee European Super League ayaa soo saaray bayaan ka dib go’aankii ay lixda kooxood ee ugu waa weyn Premier League uga laabteen ka mid noqoshada horyaalkaan iyagoo bayaankooda ku sheegay in loo baahan yahay isbedel lagu sameeyo kubada cagta.Liverpool, Manchester United, Manchester City, Arsenal, Chelsea iyo Tottenham ayaa dhamaantood ku dhawaaqay inay isaga baxeen tartankaan muranka badan dhaliyay ka dib markii ay cambaareyn xoogan kala kulmeen dunida kubada cagta.Waxay taasi keentay in qorshihii…
Kinshasa and Kampala do not agree
The Democratic Republic of Congo and Uganda will meet again and for ten days before the International Court of Justice. In 2005, the UN Court of Justice had already declared Uganda guilty of interference in the Eastern DRC, occupied by the Ugandan army between 1998 and 2003.
Kinshasa and Kampala should have agreed on the amount…
Dieudonné Kaluba Dibwa was elected President of the Court
Dieudonné Kaluba Dibwa was elected on Tuesday, April 20 by his comrades to replace Benoît Lwamba, who resigned in July 2020 for health reasons and left the transition to Évariste Funga.
as reported from Kinshasa, Kamanda wa Kamanda Muzembe55 years old, Dieudonné Kaluba Dibwa holds a doctorate in law and is a university teacher.…