Antonio Rudiger Oo Magacaabay Labada Xiddig Ee

Timo Werner ayaa loo arkaa mid ka mid ah xiddigaha ugu orodka badan Premier League laakiin Antonio Rudiger ayaa sheegay inay jiraan labo xiddig kale oo Chelsea u dheela oo ka dheereeya xiddiga Jarmalka. Marka la eego qiimeynta ciyaar gacmeedka FIFA 21, Werner ayaa ah xiddiga ugu dheereeya kooxda Chelsea si kastaba Rudiger ayaa sheegay in isaga iyo daafaca amaahda ugu maqan AC Milan Fikayo Tomori inay ka orod badan yihiin weeraryahanka Jarmalka. “Daacadii aniga iyo Fik ayaa ka orod badan Werner” ayuu Rudiger u sheegay…

Jurgen Klopp Oo Ka Argagaxay Qorshaha Virgil van

Virgil van Dijk iyo Liverpool ayaa u muuqda kuwa isku dhici doona madaama uu daafaca qorsheynaya inuu xulka Netherlands ku hogaamiyo xagaagan koobka Qaramada Yurub. Van Dijk ayaa dhaawac ku maqnaa inta badan xilli ciyaareedkan ka dib markii uu dhaawac halis ah ka soo gaaray kulankii Everton ee bishii October ee sannadkii la soo dhaafay. Xiddiga reer Holland lama filayo inuu ciyaaro xilli ciyaareedkan iyadoo Jurgen Klopp uu doonayo inuu daafaciisa si xoogan isagu diyaariyo xilli ciyaareedka soo socda ee 2021-22…

Man United Oo Laga Reebay FA Cup, Iheanacho Oo

Manchester United ayaa laga reebay koobka FA Cup ka dib markii ay caawa guuldarro 3-1 ka soo gaartay kooxda Leicester City oo marti loo ahaa iyadoo xiddigii hore ee Man City Iheanacho uu dhaliyay labo gool. Leicester ayaa hogaanka ku hormartay markii uu shabaqa u soo taabtay Iheanacho ka hor inta uusan Man United u barbareynin Greenwood laakiin Leicester waxaa hogaanka ku soo celiyay Tielamans ka hor inta uusan Iheancho guusha xaqiijin. Waa markii ugu horeysay tan iyo 1982dii ee ay Leicester u soo baxdo semi-finalka FA…

Erling Haaland Oo Jawaab ka Bixiyay Xanaaqii Uu

Erling Haaland ayaa u muuqday mid dejiyay walaac kasta oo ay qabeen taageerayaasha Borussia Dortmund ka dib markii uu ka baxay garoonka isagoo careysan dhamaadkii kulankii ay barbaraha 2-2 shalay la galeen kooxda Koln. Haaland ayaa dhaliyay labo gool oo mid ka mid aheyd uu dhaliyay waqtigii dhimashada ciyaarta, wuxuuna marayaa 33 gool 31 kulan uu dheelay xilli ciyaareedkan. Laakiin xiddiga reer Norway ayaa carro xoogan ka muujiyay natiijada ka dib markii uu yeeray seerigii ugu danbeeyay ee ciyaarta isagoo dhulka ku…

demise of Honoré Ngbanda, former Particular Adviser

Honoré Ngbanda, former head of intelligence for Mobutu Sese Seko, died in Morocco (as Mobutu). He was 74 years old. The former special adviser to the president had left the Democratic Republic of Congo in 1997 a few days before the fall of Marshal Mobutu, who at the time had ruled with the iron fist of the DRC, aka Zaire from 1965 to 1997. He was former president Mobutu Sese Seko's master spy. Honoré Ngbanda has been a staunch supporter of the former Congolese head of state until the end. Born in Lisala, like Mobutu, in…

DEG DEG: Isku Aadka Semi-finalka FA Cup Oo La Soo

Waxaa haatan la soo  saaray isku aadka semi-finalka FA Cup iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso badan oo ay ka mid ah Chelsea iyo Manchester City oo qoorta la isku geliyay. Chelsea oo maanta ka soo gudubtay kooxda Sheffield United ayaa ku aaday kooxda Manchester City. Halka Leicester City oo garaacday caawa Manchester United ay semi-finalka la dheeli doonto kooxda Southampton oo ka soo gudubtay kooxda Bournemouth. Kulanka ugu xiisaha badan semi-finalka ayaa noqday kulanka ay iska horimaanayaan Chelsea iyo Man City…

Xaqiiqooyinkii Laga Diiwaangeliyay Kulankii

West Ham ayaa ku guuldareysatay inay badiso ka dib iyadoo seddex gool ku hogaamineysa kulan Premier League ah markii ugu horeysay tan iyo bishii Septmeber 1998 (3-4 v Wimbledon).Waa markii labaad ee ay Arsenal barbareyso seddex gool oo lagu hogaaminayo kulan Premier League ah, kulanka kale ee taariikhdooda ay sidaan sameeyeen waxay aheyd bishii Janaayo 2017 iyagoo la ciyaarayay Bournemouth (3-3).West Ham ayaa kaliya badisay hal kulan oo ka mid ah 11kii kulan ee ugu danbeeyay ee ay la ciyaareen Arsenal horyaalka Premier…

Arsenal Oo Ka Soo Laabatay Seddex Gool Oo Looga

Arsenal ayaa ka soo kabsatay seddex gool oo looga hormaray islamarkaana barbaro 3-3 ah ku qabatay kooxda West Ham oo marti loogu ahaan London Stadium, ciyaartii ugu xiisaha badneyd Premier League ee sannadkan 2021.West Ham ayaa 3-0 ku hogaamineysay ciyaarta daqiiqadii 32aad ka dib goolal ay u kala dhaliyeen Jesse Lingard, Jarrod Bowen iyo Tomas Soucek laakiin Gunners ayaa soo laabasho cajiib ah sameysay ka dib labo gool ay iska dhaliyeen West Ham iyo goolka barbaraha uu u saxiixay Alexandre Lacazette.Waa markii labaad…

Siciid Deni oo sheegay in halka ay daganyihiin

Madaxwaynaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in xalay ciidamo ka tirsan dowladda in ay soo weerareen goobta uu wafdigiisa ka degay magaaladda Muqdisho. Deni oo waraysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in ciidamadaas ay yihiin kuwii fuliyey weerarkii lagu qaadey Hotel Maa’ida iyo Banaanbaxyaasha 19-kii Febraayo, 2021. Isaga oo hadalkiisa sii wata, Deni ayaa su’aal geliyey in ay ka qeybgalayaan shirka uu madaxweynaha waqtiga ka dhacay Farmaajo u muddeeyay 22-ka Maarso oo ku…

Salaam Somali Financial institution helps small companies increase

Salaam Somali Bank helps small businesses expand with free microfinance funds As COVID-19 continues to impact the global economy, a private bank in Somalia is supporting small business owners to thrive through the second phase of 2021 free microfinance funds. Salaam Somali Bank launched the annual investment program under the Qardu Hassan theme last year to develop small businesses…