Liverpool Oo Guul Dahabi Ah Ka Gaartey Arsenal, Laba Dhibcood Oo Ay U

Liverpool ayaa kusoo dhowaatay kaalinta afraad ee horyaalka Premier League, kaddib guul raaxo leh oo ay kasoo gaadhay Arsenal oo ay ugu tagtay magaalada London, kuna soo garaacday 3-0.Xiddiga reer Portugal ee Diogo Jota oo beddel kusoo galay ayaa dumiyey derbigii difaaca ee Arsenal ee ay awoodi waayeen Mohamed Salah, Firmino iyo Mane in ay kubadda dhaafiyaan, waxaanay Jota ku qaadatay saddex daqiiqadood oo kaliya in uu goolka koowaad u dhaliyo kooxdiisa.Mohamed Salah ayaa ku daray goolka labaad, isagoo difaaca Arsenal kusoo…

Romelu Lukaku shoots Inter 8 points clear in the Serie A title race in victory in Bologna

Inter took advantage of poor results for two of their Scudetto rivals to extend their lead at the top of Serie A to eight points with a victory over Bologna on Saturday night.Antonio Conte's men would have witnessed both Milan and Juventus lose important points earlier in the day in their respective draws, which means that a victory at the Stadio Renato Dall'Ara could very well seal a first title win since 2010.Inevitably, it was Romelu Lukaku who forced the winner home in half an hour. He hit a wonderful Alessandro Bastoni…

Shirka Madasha Amniga Qaranka oo soo saaray bayaan xasaasi ah

Muqdisho (Axadle) - War murtiyeed ka soo baxay Madasha Badbaadada Qaranka ayaa si kulul loogu dhaliilay Madaxweyne Farmaajo oo ay ku eedeeyeen inuu dayacay ciidamadii qaranka kuna amaanay sida ay isaga difaaceen ciidamadii weeraray Bariire iyo Awdheegle, sidoo kale waxay tacsi u direen eheladii ay ka geeriyoodeen askarta. Bayaanka ayaa ugu horeyn lagu yiri: “Madasha Badbaadinta Qaranka Soomaaliyeed waxay ku amaaneysaa geesinimada ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ay isaga difaaceen weerarkii argagixiso ee Al Shabaab ay ku…

COVID-19 victim Kolelas won a vote in the Congo opposition

The election of the Republic of Congo has resulted in Congolese opposition presidential candidate Guy-Brice Parfait Kolelas winning - who died of COVID-19 on election day last month - according to results declared by his party, the Union of Democratic Humanists (UDH-) Yuki). The President of the Republic of the Congo, Denis Sassou Nguesso, who has held power for a cumulative 36 years, won re-election on March 21 with as much as 88.57% of the vote, according to the Interior Minister, quoting figures from…

Xaqiiqooyinkii, Xiddigii Garoonka, Laacibiintii Fashilmay Iyo

Manchester City ayaa xaqiijisay guul ay u qalantay oo ay ka gaadhay Leicester City oo ay marti u ahayd, waxaanay kusoo garaacday 2-0.Benjamin Mendy iyo Gabriel Jesus ayaa  qaybtii dambe ee ciyaarta u dhaliyey goolasha, saddexda dhibcoodna u go’aamiyey Manchester City.Xaqiiqooyinkii ciyaartaManchester City ayaa guuleysatay dhamaan 15kii ciyaarood ee ay martida noqotay xilli ciyaareedkan dhamaan tartamada, lagamana badinin 18kii ciyaarood ee ugu dambeeyey ee ay garoonkeeda dibedda uga baxday. 16 guulood iyo laba barbarro ah…

Juventus could only make it 2-2 with Torino in the derby

Juventus snatched a point in the Torino derby on Saturday afternoon and made it 2-2 with Torino thanks to a late Cristiano Ronaldo nod. The game started well enough for the visitors, who took the lead through the live broadcast Federico Chiesa in 13 minutes. The Italian winger tipped into the penalty area, and with the Torino defense afraid to make contact, Chiesa fired through Salvatore Sirigo's legs to give the champions the advantage. Federico Chiesa comes with a big goal for Juventus! ?After an eventful opening, the…

Player ratings like Die Roten take a big step towards the Bundesliga title

The Leon Goretzka strike in the first half gave Bayern Munich a decisive 1-0 victory away at RB Leipzig to increase the lead at the Bundesliga summit to seven points and lay a hand on the Meisterschale.The hosts started the match in a windy way but it was Bayern who broke the deadlock when they grew into the game. A Joshua Kimmich ball over the top was collected by Thomas Muller, who pulled it back for Goretzka to smash into the top corner.No Lewy, no problem. ? pic.twitter.com/15mQHim4n8- Football on BT Sport…

Man City Oo Karbaashtay Leicester, Laba Ciyaaroodna Uga Hadhsan Yihiin

Manchester City ayaa 17 dhibcood ku qabatay hoggaanka horyaalka Premier League, waxaanay markan guul kasoo gaadhay Leicester City oo ay ugu tagtay King Power Stadium, kuna soo garaacday 2-0.Ciyaartan oo ay inteeda badan maamulanaysay Manchester City ayaa qaybta hore ay kusoo dhamaatay goolal la’aan inkasta oo ay fursado goolal noqon karayey heleen, laakiin qaybtii dambe ayay City guusha u xaqiijiyeen Benjamin Mendy iyo Gabriel Jesus oo dhaliyey laba gool oo rajo la’aan ka dhigay Leicester City.Manchester City ayaa…