Khasaaraha QARIXII Shangaani oo kordhay iyo duqa Muqdisho oo baaq deg deg ah soo saaray

Muqdisho (Axadle) – Waxaa weli sii soo taraya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qarixii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay xaafadda saddexda Geed ee degmada Shangaani, kaas oo geystay waxyeelo isugu jirto dhimasho iyo dhaawac. Dhimashada ayaa gaartay ugu yaraan illaa 6 qof oo u badan dhalinyaro ku shaaxeysay maqaaxi ku taalla agagaarka saldhigga degmada Shangaani ee gobolka Banaadir. Meydadka dhalinyaradaasi ayaa sidoo kale lagu wadaa in…

Hordhac: Man United vs Brighton – Ole Oo Iska Maydhaya Niyad-jabkii FA

Manchester United ayaa kaalinta labaad ee horyaalka Premier League isku ballaadhin doonta haddii ay guul ka keento ciyaarta ay maanta ku qaabbilayso Brighton oo ugu imanaysa Old Trafford.Red Devils oo ciyaartii ugu dambaysay ay u ahayd mid niyad-jab ah oo ay Leicester City 3-1 kaga reebtay tartanka FA Cup, waxay u dagaallami doontaa in ay awooddeeda iskugu geyso horyaalka Premier League ee ay kaalinta labaad kaga jirto iyo tartanka Europa League ee ay wareegga siddeedda usoo gudubtay.Kaddib markii Manchester City ay xalay…

reinforcement of measures in opposition to the epidemic in

One week after a first presidential speech broadcast on national television due to the second wave of Covid-19 hitting the island, Republican President Andry Rajoelinas spoke a second time last night to announce that the measures were intensified. If storage is not on the agenda, a health condition has been declared for two weeks.…

Xaqiiqooyinkii Laga Diiwaangeliyay Kulankii Ay Liverpool Garaacday

Liverpool ayaa xalay 3-0 ku xaaqday kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa garoonka Emirates Stadium. Waxaan eegeynaa xiddigii garoonka, qiimeynta ciyaartoyda iyo xaqiiqooyinkii laga diiwaangeliyay kulankaan.XIDDIGA GAROONKAFabinho (Liverpool). Qaab ciyaareed kale oo la jecleystay ayuu soo bandhigay xiddiga reer Brazil. Wuxuu ahaa Jeneraalka khadka dhexe isagoo qaab ciyaareed fiican oo sifaham ah la ciyaaray Thiago Alcantara. Wuxuu qaab ciyaareedkiisii fantaastiga ahaa ku su sii daray caawimaadii uu ka sameeyay goolkii…

Daawo: Waare oo sheegay ‘wixii uu ku beddeshay’ inuu ka tago xilka HirShabeelle

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dhawaan wareysi dhinacyo badan taabanaya waxa uu siiyey warbaahinta Hanoolaato. Qeybtaana waxaan ku soo qaadaneynaa waxyaabaha uu Waare ku bedeshay madaxtinimadii HirShabeelle. Markii la weydiiyey Maxamed Cabdi Waare maxaad ku doorsatay madaxtinimadii HirShabeelle waxuu ku jawaabay, “Waxaan ku doorsaday istareex, maskaxda oo ii degan, ilaahey oo aan u soo…

Shabaab ‘oo xeelad cusub u adeegsaday’ weeraradii Awdheegle iyo BARIIRE

Muqdisho (Axadle) – Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidi ayaa shaaca ka qaaday in Al-Shabaab ay xeelad cusub u adeegsadeen weeraradii ay shalay ku qaadeen saldhigyada ciidamada ee Bariire iyo Awdheegle. Siidi ayaa sheegay in Shabaabka ay baabuur nooca xabadda aysan karin ah (Bullet proof) u adeegsadeen inay kusoo weeraraan xeendaabka saldhigga Awdheegle, balse la qarxiyey inta uusan soo gaarin. “Waa xeeladaha…

Yaa Ku Guuleystay Abaalmarinta Saadaasha Kulankii Ay Liverpool

In ka badan 230 faalo ayaa laga bixiyay warbixintii saadaasha kulankii u dhaxeeyay Arsenal iyo Liverpool ee ay kooxda Reds ku guuleysatay 3-0 xalay oo Sabti aheyd.Akhristayaal badan ayaa saxay saadaasha balse hal taageere ayaa noqday guuleystaha abaalmarintii 50ka doolar ee shabakada Laacib isagoo noqday shaqsigii ugu soo horeeyay ee saxay natiijada ciyaarta iyo xiddiga dhaliyay goolkii ugu horeeyay.Akhriste lagu magacaabo Axmed ayaa noqday guuleystaha isbuucaan ee abaalmarinta saadaasha shabakada Laacib isagoo noqday…

Afar Waxyaabood Oo Laga Bartay Kulankii Ay Liverpool Xasquuday Arsenal

1. Jota oo booskiisa xalaaleystayWaxaa la gaaray waqti uusan tababare Jurgen Klopp kursiga keydka ku soo heyn karin Diogo Jota.Dad badan ayaaba ku doodaya in waqtigaas goor hore la soo dhaafay. Xilli ciyaareedkan wuxuu ahaa weeraryahanka kaliya ee qaab ciyaareed joogta ah oo fiican soo bandhigaya, haddii aysan ahaan laheyn dhaawacisii soo gaaray, waxaa suurtogal noqon laheyd inuu dhaliyo goolal ka badan kuwa Salah.Jota ayaa bedelay Andy Robertson qeybtii labaad, waxayna ku qaadatay kaliya daqiiqado inuu shabaqa soo…

Turkey: “Waxaa na murjiyey in askar badan iyo shacab lagu dilay Soomaaliya”

Ankara (Axadle) – War-Saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga ayaa si adag loogu cambaareeyey weerarradii ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada militeriga Soomaaliya ku leeyihiin magaalooyinka Awdheegle iyo Bariire ee gobolka Shabeellada Hoose. Qoraalkan ka soo baxay dowladda Turkiga ayaa ugu horeyn lagu yiri, “Waxaa na murjiyey in aan helno warka sheegaya in askar iyo dad badan oo rayid ah ay naftooda ku…

UDH-Yuki of the late Perfect Kolélas publishes his

The Union of Humanist Democrats (UDH-Yuki) led by Guy-Brice Parfait Kolélas, Congolese opponent swept away by Covid-19 on March 22 the day after the presidential election, published on Saturday, April 3, its partial results of this election giving it a big lead in front of President Denis Sassou Nguesso, declared the winner through the official preliminary results.…