DEG-DEG: Borussia Dortmund Oo Ka Hadashay Safarka Mino Raiola &

Kooxda kubadda cagta Borussia Dortmund ayaa ka hadashay safarka ay wakiilka Erling Haaland ee Mino Raiola iyo aabbaha dhalay laacibkan ee Alf-Inge Haaland ay ku joogaan waddanka Spain, kuwaas oo maanta la kulmay Barcelona iyo Real Madrid.Khamiistii maanta ayay Raiola iyo Alf-Inge Haaland ay ka dageen waddanka Spain waxaanay kulamo la qaateen masuuliyiinta labada kooxood ee ugu waaweyn waddankaas.Wararka hor-dhaca ah ee laga helay ayaa waxay sheegayaan in Madaxweyneyaasha Barcelona iyo Real Madrid ee Joan Laporta iyo…

Bukayo Saka, Smith Rowe Iyo Xiddigaha Kale Ee Arsenal Ee Dhaawaca Ku

Mikel Arteta ayaa shaaciyey in xiddigaha da’da yar ee kooxdiisa ee Bukayo Saka iyo Emile Smith Rowe uu shaki ku jiro taam ahaanshahooda ciyaarta Sabtida ee Liverpool, taas oo ay u badan tahay in ay ka maqnaadaan.Bukayo Saka ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka England ee horraantii bishan uu tababare Gareth Southgate xushay markaas oo uu dhaawac kasoo gaadhay muruqa, waxaana usbuucyadii ugu dambeeyey lagu daawaynayay xarunta caafimaadka ee Arsenal.Smith Rowe ayaa isaguna ka maqnaa kulankii xulka qaranka England…

One solution to make your every single day hike extra environment friendly, science says

If you can, walking is without a doubt the easiest and most effective way to exercise regularly for good health and fitness. After all, the learning curve is non-existent. Ah, but is it really? The only way, in fact the best way, to get the most out of your daily walk is to learn about how to go, suggest many studies and a walking expert we talked to who says The key to making your daily walk more efficient is to simply shorten the step. "We are so…

Manchester City and Spurs fans participate in the Carabao Cup final

A limited number of fans will take part in the Carabao Cup final later this month between Tottenham and Manchester City.The opportunity is being used as a pilot event as the government looks to try to get fans back to football stadiums before the restrictions on lock-in are lifted completely in June.The Evening Standard reports that anyone wishing to take part in the collision between Spurs and City will need to provide a negative COVID-19 test before entering Wembley, while guidelines for social distancing will remain in…

Timo Werner unfortunate miss for Germany against Northern Macedonia

While many of us are in the eye of an international break, for some players it may come as a welcome break from club football.Take, for example, Timo Werner. He may have had a hand in a number of Chelsea's goals this season, but a moderate return of five Premier League strikes in 28 outings has seen issues raised over the £ 47.5 million man's future at Stamford Bridge.Dear oh dear Timo | Alex Grimm / Getty ImagesBut don 't worry, Timo. Joachim Low clearly still had faith, named him in the German squad for his March…

Manchester United Iyo Chelsea Oo Ku Dagaallamaya Xiddig Wacdaro Ka

Kooxaha horyaalka Premier League ee Manchester United iyo Chelsea ayaa ku biiray dagaalka loogu jiro xiddiga Real Madrid ee Lucas Vazquez oo ka tegaya kooxdiisa dhamaadka xilli ciyaareedkan kaddib markii uu iska diiday in uu saxeexo qandaraas cusub.Laacibka reer Spain ee 29 jirka ah ayaa xor ka noqon doona Real Madrid marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan socda, waxaana ku loollamaya naadiyo badan oo doonaya in ay helaan adeeggiisa ciyaareed.Sida ay sheegtay warbaahinta ABC, Vazquez ayaa iska diiday dhawr dalab oo ay…

Maxaa looga hadlay shirkii maanta ee golaha wasiirrada?

Muqdisho (Axadle) – Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee Soomaaliya ayaa meenta yeeshay shirkoodii Khamiislaha ahaa, kaas oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Shirka Golaha ayaa maanta ku qabsoomay habka fogaan aragga ah. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa golaha uga warbixiyay halka ay marayaan dadaallada iyo wadahadallada arrimaha doorashooyinka…

Sergio Ramos’ mockery of Barcelona strikes back

Everyone loves a little sh * thousery, right?If you think it's completely funny like us, then Sergio Ramos is probably one of your favorite players. The shameless hovercraft when he does absolutely anything in his power to give his side an advantage. Love him or hate him, you have to admire the man.Contrary to many people's beliefs, one thing is better than sh * housery - sh * thousery gone wrong.When copies can be suspended the exam for spelling errors.? pic.twitter.com/gO0X5tSHEz- Lorea Bakero (@loreabakero) April 1,…

Kaddib Ciqaabtii Gianluigi Buffon, Saddex Xiddig Oo Kale Oo Juventus

Saddex ka mid ah ciyaartoyda Juventus ayaa Arbacadii ka qayb-galay xaflad baadhiyeyn ah iyagoo jabiyey sharciga xakamaynta xanuunka Korona ee ay soo rogtay dawladda Talyaanigu, waxaana ciqaab marsiiyey booliska dalkaas.Paulo Dybala, Arthur Melo iyo Weston McKennie ayuu boolisku ku riday ganaaxyo iyadoo loo haysto in ay ixtiraami waayeen, jabiyeenna xayiraadaha xakamaynta xanuunka.Xafladdan oo uu abaabulay McKennie, laguna qabtay gurigiisa oo ku yaalla meel u dhow magaalada Turin ee ay ka dhisan tahay Juventus ayaa waxa ka…

30 Supreme Immune-Boosting Meals

While more and more people are getting the COVID vaccine each day, there is still something to keep in mind: The coronavirus itself is still spreading across the country and the world. And while there aren't foods that can prevent you from contracting COVID-19, there are ways to make viral symptoms less painful and keep you at your healthiest. In the same way you'd do during flu season, now is still a great time to load up on nutrients like vitamin C, as well as to keep practicing hygiene measures like proper hand-washing.…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More