“Cristiano Ronaldo Ayaan Garankiisa Weydiistay Balse Isaga Oo Aan Isoo

Daafaca bidix ee kooxda Atalanta ee Robin Gosens ayaa shaaca ka qaaday sheeko layaab leh oo ka qabsatay weeraryahanka Juventus ee Cristiano Ronaldo kaddib markii uu weydiistay maaliyadiisa inuu siiyo ciyaar dhex martay labada kooxood kaddib.Gosens ayaa kamid ah kooxda tababare Gian Piero Gasperini ee horyaalka Serie A awooda cadaanka ah ku muujinaysay sanadahan ugu dambeeyay isla markaana sida joogtada ah ugu soo baxaysay UEFA Champions League.Robin Gosens ayaa sheegay inuu kaddib kulan ay garaaceen Juve u tagay Ronaldo si…

David Luiz is Arsenal’s best defender

Arsenal suffered their 12th Premier League defeat of the season on Saturday night from reigning champions Liverpool, leading to even more questions about Mikel Arteta's suitability for leadership at the Emirates Stadium.It's a debate that takes its ugly head every time the North London club fails to score three points, and the often over-reactionary response is a result of the lack of perspective being applied; Jurgen Klopp's side finished 43 points ahead of Arsenal last season, so it is difficult to see why the result has…

Q/Midoobe oo war cusub ka soo saartay shirka Afisyoone

Muqdisho (Axadle) – Qoraal ka soo baxay xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay wada-hadallada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay dhiira-gelisay joogitaanka dhammaan madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee shirka horudhac u ah shirka wada-tashiga ee 3-dii ilaa 4-tii April…

Qaramada Midoobay oo war cusub kasoo saartay shirka Afisyoone

Muqdisho (Axadle) – Qoraal ka soo baxay xafiiska siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay wada-hadallada ka socda magaalada Muqdisho ee u dhexeeya dowladda dhexe, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. War-saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Qaramada Midoobay ay dhiira-gelisay joogitaanka dhammaan madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee…

Bruno Fernandes Iyo Ole Gunnar Solskjaer Oo Isku Dhacay Xalay – Ma Run

Bruno Fernandes iyo Ole Gunnar Solskjaer ayaa isku dhacay intii ay socotay ciyaartii Manchester United ay sida dirqiga ah kaga badisay Brighton oo ay ku qaabbishay garoonka Wembley.Red Devils ayaa lagala hormaray gool, waxayse waqti dambe keentay laba gool iyadoo ciyaartuna kusoo dhamaatay 2-1 ay guushu ku raacday Manchester United oo kaalinta labaad ku jirta, afar dhibcoodna ka  horreysa Leicester City oo kusoo xigta.Qaybtii hore ayay Manchester United si aad ah u kala daadsanayd, waxayse soo noolaatay markii laga soo…

The reason why Eric Bailly was missing against Brighton

Manchester United defender Eric Bailly was absent from the club's 2-1 Premier League win over Brighton on Sunday night as he tested positive for coronavirus while in international service with Ivory Coast and has yet to return to the UK.Bailly was part of the Ivory Coast squad for the recent qualifiers for the Africa Cup of Nations against Niger and Ethiopia, playing 66 minutes of the former and remaining on the bench for the latter.Eric Bailly has not yet returned to the UK since the international break ANP Sport / Getty…

Human rights in Guinea: Conakry refutes

In its annual report published this week, the US State Department made a condemnatory assessment of the past year: arbitrary arrests, poor conditions in prisons ... But for Conakry's Minister of Information and Communications Amara Somparé, this report is not serious. .

The latest on Neymar’s contract situation and the desire to play with Lionel Messi

Neymar is close to entering the last 12 months of his contract with Paris Saint-Germain, and although talks of an extension really started to heat up a few months ago, everything has gone a bit since then.The Brazilian has not yet put paper on paper for a new deal, which makes some fans sweat over the idea of ​​losing Neymar for cheap this summer.Talks about a new deal for Neymar had died | Xavier Laine / Getty ImagesThis fear was the subject of a report by Catalonia-based Diari ARA, who on Saturday claimed that Neymar had…

CC Sharmaa’arke oo ka digay fashil ku yimaada wada-hadallada Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka ee 2021-ka. Cumar Cabdirashiid ayaa marka hore soo hadal qaaday wada-hadallada u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee ka socda…

Wararkii U Dambeeyey Suuqa Iibka Ciyaaryahanadda Ee Maanta Oo Isniin Ah Ay

Akhristeyaal, wuu xidhan yahay suuqa iibka ciyaartoydu, waxaana si rasmi ah loo furi doonaa bisha June, laakiin hadda ayay kooxuhu sii shaqaysanayaan iyagoo kala jiidanaya ciyaartoyda sida bilaashka ah lagu heli karayo iyo kuwa kale oo ay saxeexyadooda sii bislaysanayaan ka hor inta aan la gaadhin waqtiga rasmiga ah.Wargeysyada ciyaaraha ayaa si joogto ah usoo bandhiga xogta, xanta iyo dhaqdhaqaaqa suuqa, waxaananu idiinka soo xulnay qodobbadii ugu waaweynaa ee ay qoreen maanta oo Isniin ah:Xiddiga reer Brazil ee Neymar oo…