confusion within Lamuka which now counts

In the Democratic Republic of Congo (DRC), it is imbroglio during the recent election within Lamuka, the largest opposition platform. As of now, two founding members claim to be "coordinators". as reported from Kinshasa, Pascal MulegwaIn a coalition with President Félix Tshisekedi since the end of 2020, Moïse Katumbi said on…

Rafa Benitez Oo Sharraxay Sida Liverpool Ay Ku Garaaci Karayso Real

Tababarihii hore ee kooxaha Liverpool iyo Real Madrid ee Rafa Benitez ayaa sharraxaad ka bixiyey sida ay labada kooxood u kala adkaan karaan lugta labaad ee wareegga siddeedda Champions League.Benitez ayaa sheegay in aanay jirin sabab kooxda tababare Jurgen Klopp aanay usoo laabanin marka  ay Real Madrid ku qaabbisho Anfield, waxaanu hoosta ka xariiqay in Reds ay awood u leedahay in Real Madrid ay kaga badiso labada gool ee looga baahan yahay iyo ka badan.Tababaraha reer Spain ayaa rumaysan in Liverpool ay ku qanacsan tahay,…

Kai Havertz Oo U Sheegay Thomas Tuchel Booska Uu Jecel Yahay In Uu Ka

Kai Havertz iyo Thomas Tuchel ayaa mid walba uu warbaahinta la wadaagay farxadda guushii ay ka gaadheen Crystal Palace shalay, iyadoo uu laacibka reer Germany ka ciyaarayay booska sagaalka beenta ah.Tuchel ayaa laacibkan ka ciyaarsiiyey weerarka, waxaanu isku muujiyey in booskaasi uu yahay kan uu ugu jecel yahay ee xirfaddiisuna kusoo baxayso.Havertz ayaa dhaliyey goolka koowaad oo ahaa mid qurux badan oo uu kubbad hoose dhaafiyey goolhaye Vicente Guaita ka hor intii aanu goolka labaad u sallixin Christian Pulisic.Zouma ayaa…

The United States puts Somalia’s spy agency on the spot in the latest report from the State Department

NAIROBI, Kenya - Abuse of human rights prominent in the latest report from the State Department as the United States poked holes in the abuse of the rule of law by the federal government in Somalia and to some extent Al-Shabaab militants. For years, Somalia has struggled to impress the international community on issues of freedom and human rights, with journalists, activists and even innocent civilians being the most affected groups, something that has caused concern among stakeholders. But in the report, National…

Gerard Pique Oo Lagu Daray Warbixintii Garsooraha Ee Kulankii Clasico

Inkasta oo aanu daqiiqad kali ahna ciyaarin kulankii Sabtidii ee Clasico, haddana Gerard Pique kama maqnaanin in uu qabsado shaashadaha, waxaanu dhamaadkii soo galay garoonka isagoo si toos ah u abaaray garsoorihii ciyaarta.Pique oo kasoo laabtay dhaawac, kuna jiray kaydka ayaa garsoore Jesus Gil Manzano si toos ah ugu yimid gudaha garoonka Alfredo Di Stefano, waxaase soo kala dhex-galay Carlos Naval oo masuuliyiinta Barcelona la socotay ahaa oo kasoo kexeeyey.Difaacan ayaa muujinayay in aanu ku qanacsanayn garsoore Jesus…

“Rikoodhe Caddaan Ah Ayuu Ahaa, Waxay Ahayd In 2-2 … Ma Garanayo

Tababare Ronald Koeman ayaa qarsan kari waayey niyad-jabkii uu ka qaaday ciyaartii Barcelona ay guul-darradu kasoo gaadhay ee Real Madrid ay xalay kaga badisay 2-1.Los Blancos ayaa saddexda dhibcood ku xaqiiqsatay bandhig cajiib ahaa oo ay qaybtii hore muujisay, iyadoo labada goolna ay u kala dhaliyeen Karim Benzema iyo Toni Kroos, ka hor intii aanay qaybda dambe gool madi ah helin Barcelona.Dhamaadkii ciyaarta ayay Barcelona ku doodday in rikoodhe ay xaq u lahayd markii uu Ferland Mendy gacanta soo qabsaday Martin…

the economy suffers as the country progresses

The Democratic Republic of Congo has been waiting for the formation of its government for almost two months. And on the Presidency's side with regard to the new Prime Minister's entourage, we always promise that this announcement is imminent. In mid-February, Jean-Michel Sama Lukonde was indeed appointed Prime Minister. But since then nothing.…

Hordhac: Sheffield United vs Arsenal – Fursaddii U Dambaysay Ee

Arsenal ayaa ku qasban in ay guuleysato si ay u soo noolayn karto rajadeeda ah in ay qayb ka noqon karto tartanka Europa League ee xilli ciyaareedka dambe, waxaanay u tegaysaa kooxda kasii dhaadhacaysa horyaalka ee Sheffield United.Arsenal ayaa ciyaarteedii ugu dambaysay ee horyaalka waxa 3-0 ku garaacday Liverpool oo marti u ahayd, waxaana ugu xigtay Slavia Prague oo isla garoonkeeda barbarro ku qabatay lugta hore ee wareegga siddeedda Europa League.Tababare Mikel Arteta ayaa rikoodhkiisa guuluhu uu kasii hoos-maray midka…

Voting day in Benin for the first round of

The Benin people are called to the elections on Sunday for the first round of an already disputed presidential election. In addition to three candidates, including current President Patrice and the opposition, several of his candidacies were considered invalid by the Electoral Commission. .

Rift Valley fever outbreak hits

An epidemic of Rift Valley fever, a viral disease that mainly affects cattle and can also infect humans, is currently affecting zebo herds in several regions of the country. It is transmitted by mosquito bites, the virus' agent. The Malagasy authorities have taken action. The epidemic began in February and the Pasteur Institute confirmed several outbreaks of the disease in early April. A total of 473 dead zebras were listed, out of a total of about 19,000 animals for four regions, or 35 affected municipalities in the…