Labada REKOODH Ee Waalida Ah Ee Uu Thibaut Courtois Ku Haysto Anfield

Kahor kulanka Arbacada ay gegida Anfield ku booqanayaan kooxda Liverpool, Real Madrid ayaa haysata sabab ay kalsooni ku dareento waana shabaq ilaaliyaheeda Thibaut Courtois iyo rekoodhka cajiibka ah ee uu ku haysto garoonkaas.Muhiimada uu Courtois u leeyahay Real Madrid ayaa la filayaa inay markale muuqan doonto Arbacada, Real ayaa halkaas u safraysa iyadoo hoggaan 3-1 ah haysata lugtii hore ee ka dhacday gegida Alfredo Di Stefano.Guud ahaan dhammaan kulamada uu kahor tagay Thibaut kooxda ku ciyaarta gobolka Merseyside ayaa…

Hogaamiye Farmaajo oo soo dhoweeyay Sharciga Baarlamaanka uu meel mariyay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga. Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer Federaal, kaddib markii qaar ka mid ah Dowlad Goboleedyadu ay curyaamiyeen Heshiiskii 17-ka Sebteembar ee Doorashooyinka dalka oo 26kii Sebteembar 2020 uu ansixiyey Baarlamaanka JFS. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Xukuumaddu ay qaadaneyso doorka kaga aaddan fulinta sharcigan ay ansixiyeen Golaha Shacabka oo…

Atletico Madrid do not expect Juventus to sign Alvaro Morata on a permanent transfer

Atletico Madrid are preparing to welcome striker Alvaro Morata to their squad for fear that Juventus will not take up the possibility of signing the Spaniard permanently when his loan expires in the summer.Morata have had a successful second stint in Turin, with 17 goals and 12 assists in 37 games, and it was originally thought that Juventus would not hesitate to trigger their alternative, which is around 39 million pounds.Morata has been one of Juve's top players Chris Ricco / Getty ImagesHowever, that was before the news…

Robert Lewandowski Oo Kusoo Noqday Tababarka Bayern Munich & Haddii Uu

Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski ayaa kusoo laabtay tababarka fudud kahor kulanka muhiimka ah ee ay kooxdiisu habeen dambe martida ku tahay gegida Parc des Princes oo ay ku booqanayso dhigeeda Paris Saint-Germain lugta labaad ee wareega 8-da Champions League.32 sano jirkaas ayuu dhaawac ku gaadhay kulankii dhex maray xulkiisa Poland iyo xulka Andorra kaas oo ahaa dhaawac jilibkiisa midig ah maantana waxay u ahayd markii ugu horreysay ee uu tababar ku qaatay xerada kooxdiisa ee Sabener Strasse.Sida uu…

The One Ingredient Everyone's Adding to Their Yogurt

Yogurt can seem like the perfect healthy breakfast. It's a great source of calcium, potassium, and protein to get your body nourished for the day. But if you're not careful with the type of yogurt you buy, or the ingredients you add to it, the sugar content of your bowl can add up pretty quickly. However, many clever nutritionists and food bloggers online have found clever ways to add some crunchy toppings to your yogurt bowl without loading it with sugary granola. Coconut flakes and chia seeds are always a good crunchy…

Man Utd must convince Edinson Cavani to stay another year

On the surface, it should be a worrying situation to rely on a 34-year-old free transfer, especially for a club that does so many good things with a youthful side.For Manchester United, however, it is still very difficult to see beyond the effects of Edinson Cavani right now.Since signing last summer, Uruguayan have highlighted the damning truth that United lacked an out-and-out number nine, but have also fixed that issue in the short term for the Red Devils. It is precisely his impressive debut campaign with the club that…

Isbedelka Dunida!! – Magacyada SADDEXDA Kooxood Ee Isha Ku Haya

Xiddiga qaabka amaahda ah kaga maqan Manchester United ee Jesse Lingard oo qayb ka ah West Ham United oo uu wacdarro ku dhigayay bilahan ugu dambeeyay ayaa la sheegayaa inay jiraan kooxo badan oo waaweyn oo isha ku haya inay saxeexiisa sameeyaan suuqa xagaaga.Lingard ayaa West Ham United usoo ciyaaray sagaal kulan waxaana uu sagaalkaas kulan oo kuwo Premier League ah ahaa usoo dhaliyay siddeed goolka halka uu kuwo kale caawiye kasoo ahaa taas oo caddaynaysa nooca qaab ciyaareed ee uu ku jiro.Ugu horreynba Hammers oo uu hadda…

US Ambassador to Somalia meets with Jubaland and Northeastern State leaders

MOGADISHU, Somalia - Even with the deepening political crisis in Somalia, United States envoy to Somalia Donald Yamamoto met the leaders of Jubaland and Northeastern State on Sunday as he tried to remove the current dead end that threatens both the country's security and stability. After President Mohamed Abdullahi Farmajo has been ousted, the country is struggling against time to get new leaders in place, but the political class has failed to agree on certain important issues, leading to the current stalemate. Last…

Arsenal’s victory at Sheffield United is a reminder that the future is bright for the Gunners

Arsenal cruised to a comfortable 3-0 victory at Bramall Lane on Sunday, but although this victory in isolation is not something to shout about, it served as a reminder at the right time - at a time when the mood around the club is completely low time - that the future is bright.Inconsistency has plagued the Gunners' season, as well as injuries and questionable refereeing decisions - but even after working your way through the excuses, it is simply unacceptable to sit in ninth place in the Premier League at this stage of the…

Drinking This During Pregnancy Could Affect Your Baby’s Growth,

We're aware that a lot of habits during pregnancy can affect a growing baby's health. Now a new study is highlighting the importance for pregnant women to consider avoiding a particular kind of beverage, even in small doses. This, in a time when consumption of it is on the rise. New data shows that 60% of Americans say they can't live without coffee, with many more people drinking it more than usual since the start of the pandemic. Likewise, tea seems to be even more of a beloved go-to drink than ever, especially because…