Manchester United Oo Wada-hadallo Meel Fiican Maraya Kula
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa waxay wada-hadallo meel fiican la isla marayo kula jirtaa Watford oo ay ka doonayso…
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa waxay wada-hadallo meel fiican la isla marayo kula jirtaa Watford oo ay ka doonayso…
Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa xidhmaya caawa saqda dhexe ee xilliga Geeska Afrika, waxaanay kooxaha waaweyn iyo kuwa yaryariba ku mashquulsan…
Liverpool ayaa xidhiidh la samaysay kooxda kubadda cagta Tottenham oo ay ka doonayso goolhayaheeda Paulo Gazzaniga si uu xal degdeg…
Kooxda kubadda cagta Arsenal ma rajaynayso in maanta oo uu xidhmayo suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagani ay samayso saxeexyo cusub,…
Tababare ku-xigeenkii hore ee Liverpool ee Zeljko Buvac ayaa ku dooday inuu yahay qofka ka dambeeyey guusha ay gaadhay Reds…
Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa heshiis la gaadhay dhiggeeda FC Porto oo ay si rasmi ah ugala soo wareegayso…
Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa xidhmi doona saqda dhexe ee caawa, waxaanay naadiyada waaweyn ee weli hungurigu kaga sii jiro inay…
Real Madrid ayaa Barcelona kaga guuleysatay saxeexa ciyaartoy da’da yar oo layaab leh, kaas oo ay ku loollamayeen intii lagu…
Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa cusbo sii mariyey dhaawacyada iyo nabarrada Manchester United ee uu ku gaadhsiiyey garoonka Old…
Manchester United ayaa laba sannadood oo heshiis ah la gaadhay weeraryahanka reer Uruguay ee Edinson Cavani, waxaana la filyaa in…
Kooxda kubadda cagta West Ham ayaa soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee Leicester City iyo damaashaadkii ay ku jirtay, waxaanay…