Fabinho Oo Laga Saaray Xulka Qaranka Brazil, Laacibka
Xiddiga Liverpool ee Fabinho ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka Brazil ee kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka ee Venezuela iyo…
Xiddiga Liverpool ee Fabinho ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda xulka qaranka Brazil ee kulamada isreeb-reebka Koobka Adduunka ee Venezuela iyo…
Frank Lampard ayaa ka hadlay xaaladda taam ahaansho ee ciyaartoyda kooxdiisa ee Thiago Silva iyo Kepa Arrizabalaga oo seegay ciyaartii…
Ryan Giggs ayaa shaaciyey in tababarihii horihii hore ee reer Netherlands ee Louis van Gaal uu caloosha feedh kaga dhuftay…
Arsenal ayaa isbeddel badan ku samaysay safkeeda kulanka tartanka Europa League ee ay kusoo dhoweynayso kooxda yar ee Dundalk, taas…
Tababaraha Manchester City ee Pep Guardiola ayay suurtogal tahay inuu dib ugu laabto kooxdiisii hore ee Barcelona dhamaadka xili ciyaareedkan…
Lionel Messi ayaa goolkii uu ka dhaliyey Juventus kulankii xalay ay 2-0 ugu soo dhiibeen Old Lady garoonka Allianz Stadium…
Frank Lampard ayaa magacaabay kooxdiisa riyada oo ka kooban xiddigihii ugu adkaa ee uu ka hor tegay waqtigii uu ciyaartoyga…
Tababare Andrea Pirlo ayaa qirtay inuu u shaqayn waayey qorshihii uu u dejistay kulankii kooxdiisa Juventus ay guul-darradu kasoo gaadhay…
Kaddib guushii 2-0 ahayd ee ay Barcelona kasoo gaadhay Juventus oo ay ugu tagtay magaalada Turin ee waddanka Talyaaniga, waxay…
Madaxweynaha horyaalka kubadda cagta Spain ee LaLiga, Mr Javier Tebas ayaa mar kale weerar ku qaaday Madaxweynihii Barcelona ee iscasilay…
Marcus Rashford iyo Bruno Fernandes ayaa loo xil-saaray inay dhamaystiraan oo ay buuxiyaan gol-daloolooyinkii kooxdooda ee saacaddii ugu horreysay kulankii…