Reporter

Balaleti

721 Articles

Barcelona vs Juventus, PSG vs Man United – Isku Aadka

Waxaa goor dhaweyd la sameeyay isku aadka wareega group-yada Champions League oo dhameystiran iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso badan. Qori tuurka ayaa lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland halkaasoo xarun u ah xiriirka kubada cagta Yurub. Kooxda difaacaneysa koobka ee Bayern Munich ayaa gashay group A iyadoo la ciyaareysa Atletico Madrid, FC Salzburg iyo Lokomotic Moskva. Group-ka dhimashada waxa uu noqday Group H oo ay isku arkayaan kooxaha Paris Saint-Germain iyo Manchester United iyadoo ay wehliyaan…