Wuxuu ku dhashay dalka Talyaaniga, wuxuu u dhashay dalka Brazil oo u aabihiis Koobka Adduunka la qaaday sannadkii 1994, wuxuu haatan u dheelaa xulka Spain, aabihiis, hooyadiis iyo walaalkiis intuba waa ciyaartooy.Haddii aad garatay ciyaaryahanka waa xiddiga khadka dhexe ee Liverpool Thiago Alcantra.Madaama aabihiis uu ciyaartoy ahaa islamarkaana uu wadamo badan ka soo ciyaaray, Thiago wuxuu ku dhashay magaalada San Peitro Vernotico ee dalka Talyaaniga. Laakiin wuxuu waayihiisa ciyaareed ka bilaabay magaalada Rio ee dalka…