Toni Kroos ayaa ku caan ah inuusan la ganbanin aragtidiisa, wuxuuna si adag uga hadlaa fayow qabka ciyaartoyda iyo hab dhaqanka maamulada kubada cagta.Xiddiga Jarmalka ayaa la weydiiyay afkaartiisa ku aadan tartanka cusub ee la hadal hayo ee European Premier League iyo tartanka qaramada ee UEFA Nations League.Wuxuu carro ka muujiyay inaan marnaba ciyaartoyda lagala tashanin marka tartamadaan la sameynayo.“Sida ka cad tartamadaan cusub ee la sameynayo, FIFA iyo UEFA agtooda waxaan ka nahay boombalo” ayuu yiri Toni…