Cesc Fabregas Oo U Jawaabay Taageerayaasha Arsenal Ee
Cesc Fabregas ayaa ugu baaqay taageerayaasha Arsenal inay sabar muujiyaan ka dib markii xilli ciyaareedka ay ku bilowdeen si gaabis ah iyadoo uu hogaaminayo Mikel Arteta.Tababaraha reer Spain ayaa ka durbaba cadaadis ku hoos jira ka dib markii ay Arsenal guuldarro 3-0 ka soo gaartay Aston Villa Axadii la soo dhaafay.Gunners ayaa laga badiyay afar ka mid ah sideedii kulan ee ay ciyaareen horyaalka Premier League, halka Arteta uu sidoo kale wajahayo eedeyo la xiriira go’aankiisa uu garabka bidix ee weerarka uga ciyaarsiinayo…