Cristiano Ronaldo Oo Go’aan Cad Ka Qaatay Mustaqbalkiisa
Cristiano Ronaldo ayaa go’aan cad ka qaatay mustaqbalkiisa xilli lala xiriirinayo inuu ka tagayo Juventus kuna laabanayo Manchester United. Ronaldo ayaa si joogta ah loola xiriirinayaa inuu ku laabanayo Old Trafford xagaaga danbe.Ronaldo ayaa weli labo sannadood ay uga harsan tahay qandaraaskiisa Juventus laakiin waxaa lala xiriirinayaa inuu baxayo.Xiddiga reer Portugal oo 35 sanno jir ah ayaa joogay Juventus tan iyo sannadkii 2018 isagoo kula guuleystay labo koob oo horyaalka Serie A ah.Wuxuu dhaliyay 71 gool 94 kulan oo…