Martinez will do “everything possible” to stay at Inter, agent says

Lautaro Martinez's agent said the forward is not even considering leaving Inter as he prepares to discuss a new contract with the club on Wednesday. The 23-year-old has been linked with a move to Tottenham amid growing speculation about Harry Kane's future. However, Argentina international representative Alejandro Camano quashed those rumors last week and reiterated on Monday that Martinez was eager to reach a deal. "We will do our best to stay in the Nerazzurri," Camano told FC Inter News. "Martinez is doing very…

Somaliland waxay u jawaabtay Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Puntland

Wasiir Wasaaradda Wasiirka arimaha gudaha somali-land Mustafe Maxamuud Cali oo wareysi siiyay HCTV ayaa beeniyay sheegashada wasiirka arimaha gudaha Puntland ee ah inay iyagu maamulaan inta badan gobolada Sool iyo Sanaag. Puntland waa dowlad walaalo ah, derisna la ah dano badan oo wadaag ah. " Wasiirka ayaa sheegay in qofkasta oo masuul ka ah iyo wixii looga hadlayo looga baahan yahay inuu ka fogaado ereyada abuuri kara isku dhacyada iyo dhibaatooyinka. Wasiir Mustafe ayaa sidoo kale kajawaabay hadalkii Wasiirka…

Xiddigii Ugu Muhiimsanaa Real Madrid Oo Seegaya Kulanka Adag

Real Madrid waxaa ka maqnaan doona xiddigooda Karim Benzema kulanka Champions League ee ay todobaadkan la ciyaarayaan Inter Milan sida ay sheegtay Marca.Benzema ayaa qaab ciyaareed fiican ugu jiray Los Blancos ka hor kulamadii heerka caalami isagoo shabaqa soo taabtay kulankii Valencia oo ahaa kulankii afaraad oo isku xigta uu gool dhaliyo ka dib Borussia Monchengladbach, Heusca iyo Inter laakiin dhaawac muruqa ah ayuu ku baxay.Wuxuu seegay kulankii Sabtida ee horyaalka La Liga ee ay Real Madrid barbaraha la galeen…

Waa Kuwee Afarta Kooxood Ee Loo Arko Inay Ku Tartamayaan

Sannadihii ugu danbeeyay tartanka horyaalka Premier League wuxuu noqday tartan labo fardood ah iyadoo ay ku tartamayeen kooxaha Liverpool iyo Manchester City laakiin xilli ciyaareedkan taasi waa ay isbedeshay.Afar kooxood ayaa loo arkaa xilli ciyaareedkan inay fursad weyn u heystaan hanashada horyaalka iyadoo tartanka uu isku bedelay mid afar fardood ah.Liverpool ayaa weli ah kooxda ugu cadcad inay difaacato koobka, waxaa ku soo xiga Manchester City iyadoo tartanka ay ku soo biireen tababare iyo ardaygiisa.Tottenham iyo…

Ha Isku Dayin Inaad Mesut Ozil Twitter Ka Aflagaadeyso –

Mesut Ozil ayaa jawaab hadalkii ku xirtay siiyay taageeraha caanka ah ee Arsenal Piers Morgan kaasoo isku dayay inuu Twitter ku aflagaadeeyay xiddiga Arsenal.Ozil ayaan qeyb ka aheyn xiddigaha Gunners u ciyaaraya Premier league xilli ciyaareedkan, mana uusan dheelin wax kubad ah tan iyo markii kubada cagta dib loo bilaabay bishii Juun.Madaama uu waqti badan oo fasax ah heysto Ozil ayaa Twitter isku mashquulaha maalmahaan, isagoo ciyaaraha Arsenal uga hadla Twitter.Xalay waxa uu Twitter ku soo qoray” ‘Ina keena” isagoo…

Kooxaha Todobaadkan Xaqiijisan Kara U Soo Bixitaanka Wareega

Tartanka Champions League ayaa soo laabanaya ka dib seddex isbuuc uu hakad ku jiray iyadoo la gaarayo gabagabada wareega group-yada.Seddex ka mid ah afarta kooxood ee Ingariiska iyo dhowr kooxood kale oo Yurub ayaa xaqiijisan kara u soo bixitaankooda wareega 16ka todobaadkan.Sidaasi darteed yaa soo bixi kara, yaase hari kara isbuucaan?Group ETalaadada – Rennes v Chelsea, Krasnodar v SevillaChelsea ayaa soo bixi karta habeenka Talaadada laakiin waxay u baahan yihiin inay Sevilla ugu yaraan barbaro la gasho Krasnodar.Haddii…

Taariikha Ay Soo Laabaneyso Xamaasadii Premier League Oo Si

Taageerayaasha isboortiga ee Britain ayaa ku laaban doona garoomada 2da bisha December iyadoo ra’isal wasaaraha UK uu ansixiyay sharciyo lagu dabcinayo xakameynta Korona Fayras ka hor ciida gaalada.Marka uu soo dhamaado bandowga haatan la geliyo Britain waxaa taageerayaasha loo ogolaan doonaa inay xaadiraan kulamada Premier Legaue iyo dhacdooyinka kale ee isboortiga.Tiro cayimar oo taageerayaal ah ayaa loo ogolaan doonaa inay galaan garoomada si ay u soo celiyaan xamaasada isboortiga gaar ahaan kubada cagta oo ay u garab…

Ma Dhihi Karo Liverpool Waa Koox Weyn Ilaa Iyo Ay Ku

Patrice Evra ayaa sheegay in kooxda Jurgen Klopp ee Liverpool inaan lagu tilmaami karin koox weyn ilaa iyo ay seddex jeer oo isku xigta ku guuleystaan horyaalka Premier League.Reds ayaa si raaxo leh u garaacday Leicester City iyagoo ku badiyay 3-0 islamarkaana ku dhibco noqday kooxda hogaamineysa horyaalka ee Tottenham.Guushaan waxay sii dheereysay rikoodhka guuldarro la’aanta Liverpool ee gurigooda iyadoo aan laga badinin 64 kulan oo ay ku ciyaareen Anfield horyaalka Premier League iyagoo jabiyay rikoodhkoodii hore ee ay…

Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Leicester City, Diogo Jota Oo

Liverpool ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah qaab ciyaareedyadeedii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan iyagoo 3-0 ku xaaqay kooxda Leicester City xilli todoba xiddig oo waa weyn ay dhaawacyo iyo Korona Fayras kaga maqan yihiin.Reds ayaa guusha uga mahadcelineysa gool uu iska dhaliyay daaficii hore ee Man United Jonny Evans iyo kubad madax aheyd oo uu dhaliyay xiddiga la celin la’ yahay Diogo Jota halka Roberto Firmini oo gool seddexaad ku soo qatimay  iyadoo Liverpool ay birta garaacday seddex jeer.Natiijadaan ayaa ka dhigan in…

Mikel Arteta Oo Kashifay Hadaladii Xanaaqa Ahaa Ee Uu Ku

Mikel Arteta ayaa ku tilmaamay casaankii uu Nicolas Pepe qaatay mid aan la aqbali karin isagoo ku eedeeyay xiddiga garabka ka ciyaara inuu howl culus dusha ka saaray xiddigaha kale ee kooxda kulankii Elland Road.Gunners ayaa ciyaarta laga heystay qeybtii hore ee ciyaarta, waxaana howsha ku sii cusleeyay Pepe oo casaan toos ah qaatay markii uu herdiyay xiddiga Leeds United ah.Inkastoo uusan garsooraha dhexe arkin dhacdada hadana waxaa aragay VAR iyadoo markii uu garsooraha dhacdada ka hubiyay shaashada uu go’aansaday inuu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More