Liverpool Oo Cashar U Dhigtay Leicester City, Diogo Jota Oo
Liverpool ayaa soo bandhigtay mid ka mid ah qaab ciyaareedyadeedii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan iyagoo 3-0 ku xaaqay kooxda Leicester City xilli todoba xiddig oo waa weyn ay dhaawacyo iyo Korona Fayras kaga maqan yihiin.Reds ayaa guusha uga mahadcelineysa gool uu iska dhaliyay daaficii hore ee Man United Jonny Evans iyo kubad madax aheyd oo uu dhaliyay xiddiga la celin la’ yahay Diogo Jota halka Roberto Firmini oo gool seddexaad ku soo qatimay iyadoo Liverpool ay birta garaacday seddex jeer.Natiijadaan ayaa ka dhigan in…