Monthly Archives

February 2018

Ethiopia on the crossroads of ethnic challenges

The present disaster in Ethiopia displays unfinished enterprise. This unfinished enterprise is the nation's nationwide query and the illusory democratization that has been Ethiopia's insuperable issues for half a century. Small reforms on the high, which the Addis authorities sees as a band-aid, might solely be a short lived answer. Here's a listing of a few of the major points to think about when analyzing the important points Ethiopia faces. The federal government in Addis Ababa, which was baptized by the…

Janaraal Bogmadow: Waxaan Jilib ku dilnay 30 dagaalame oo Shabaab ah iyo 4 Hogaamiye.

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal ka fuliyay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe, Sidaas waxaa sheegay Saraakiil Ciidan. Howlgalka ayaa laga fuliyay Xarun tababar Al-shabaab ay ku lahayeen gudaha Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhaxe. Taliyaha qeybta 43Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed  General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) oo la hadlay Idaacada ku hadasha Codka Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegay in ciidamada…