Monthly Archives

February 2017

Madaxweyne u muuqo sida laguu maleynayo!

8-Febraury-2017, Bidix: MW Xasan SHeekh, Dhexda: MW: Farmaajo, Midig: MW SHariif Marka aan u fiirsado sida hadda rayn-reynta iyo farxadda loogu soo dhoweeyey guushaada madaxweynenimmo oo aan garab-dhigo sida aad u muuqan doonto marka xamaasadda iyo xiisuhu waayaan Gaawe, Dhakal ama Ameel lagu liso lagu keydiyo, markii  loo baahdana laga faa’iideysto, waxa ii muuqata in aadan waxqabad ka weyn kana duwan kan madaxdii kaa horeysay  aadan  keeni doonin. Haddaba inta aan ogahay aan…