Dareenno isku dhafan Xilii Geele laa doortay markiisii shanaad
Shacabka reer Jabuuti ayaa ku soo baraarugay warka la sii dayey Sabtidii in madaxweynahoodu sii hayn doono hoggaanka shan sano…
Shacabka reer Jabuuti ayaa ku soo baraarugay warka la sii dayey Sabtidii in madaxweynahoodu sii hayn doono hoggaanka shan sano…
Dhuusamareeb (Axadle) – Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Galmudug oo ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ayaa sheegay…
Muqdisho (Axadle) – Qoyska Gudoomiyihii Degmada Hodan C / xakiim C / raxmaan Ciise (Dhagajuun), oo bishii Janaayo lagu dilay…
Muqdisho (Axadle) – Shirkii u dhaxeeyay madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ee Afisyoone ayaa guul-darroo kusoo dhammaaday kadib markii…
Hargeysa (Axadle) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxa uu Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sarre oo ka socda dalka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay booqday askartii ku dhaawacantay dagaalladii Sabtidii ka…
Muqdisho (Axadle) – Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey shirarka Afisyoone uga socda…
Hargeysa (Axadle) – Xukuumadda Hargeysa ayaa maanta soo bandhigtay Saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed. Taliska…
Muqdisho (Axadle) – Waxaa maalmihii ugu dambeeyay soo badanayey dhaca dadka shacabka ah loogu geysto magaalada Muqdisho, waxaana labadii berri ee…
Rasaas ayaa laga maqlay agagaarka madaxtooyada Niger subax horee Arbacada, laba maalmood ka hor dhaarinta madaxweynaha la doortay Maxamed Bazoum.…
Isaac Drogba oo ah wiilka haleeyga Chelsea iyo xulka Ivory Coast Didier Drogba ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horeysay ee xirfadlenimo…