Browsing

Video

Waa kuma: Xiddiggii Qarniga 21aad, Kooxda Qarniga,

Wargeyska Globe Soccer, ayaa ku dhawaaqday abaalmarinta sanadka 2020 iyo 2000 ee la siinayo, ciyaartooyda, tababarayaasha, kooxaha iyo shaqsiyaadka, kale ee isbedelka ku sameeyay garoonka. Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa la gudoonsiiyay abaalmarintii 21-aad ee bisha ugu fiican bisha kadib xaflad ka dhacday garoonka Burj Khalif ee magaalada Dubai. Cristiano Ronaldo ayaa loo magacaabay ciyaariyahankii ugu fiicnaa sanadihii 2000 tan iyo 2001, isagoo garaacay ninka ay xafiiltamaan ee Lionel Messi, laakiin…

Xasan Sheekh “Wadanku horey ayuu usocday 2016kii”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo marti ku ahaa barnaamijka Doodsan ayaa ka hadlay doorashooyinka dalka iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee dalalka kala duwan. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dalka uu joogo 2016, maadaama dowladda Federaalka ay ku fashilantay in dib loogu celiyo doorashada dadban. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa tilmaamay in uusan jirin isbadal siyaasadeed oo la taaban karo oo ku yimaada doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya oo xitaa aanan hubin sida ay ku dhaceyso iyo…

DAAWO Axmaqii Nasiibka Badnaa! Jordan Pickford Oo Ku

Jordan Pickford ayaa mar kale nasiibkiisu shaqeeyey, waxaanu ka badbaaday in lagu ciqaabo qalad uu ku galay difaaca Manchester United ee Harry Maguire oo uu taako ku qabtay, taas oo aanu garsooraha ciyaartu ku qaadin qaladka uu sameeyey. Goolhayahan oo laba toddobaad ka hor dhaawac weyn u geystay difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk oo xili ciyaareedka oo dhan garoomada ka maqnaan doona ayaa waxa uu dhulka ugu tuuray kabtanka Manchester United ee Maguire oo ay xulka qaranka England u wada ciyaaraan. Laag xor ah oo ay…

Madagascar: khat and Diego-Suarez

In Madagascar, no laws regulates cultivation, sale or consumption: neither prohibited nor permitted, consumption of khat is tolerated. For the World Well being Group (WHO), this plant is without doubt one of the medication. Khat was launched within the early twentieth century in Diego-Suarez, the capital of the northern a part of the island, by Yemeni, Somali and Comorian emigrants who had been recruited to fulfill the labor wants of French settlers. The Diego-Suarez area is in the present day the primary khat-producing…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More