Daawo: Xamza oo shaaciyey arrimo yaab leh oo uu ugu tegay wa…
Muqdisho (Axadle) – Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya Xamza Saciid Xamza ayaa ka sheekeeyey arrimo uusan filaneyn oo uu ugu tegay markii loo magacaabay wasaaradaas, isagoo aad u dhaliilay hanaankii hore ee wasaaradda dhalinyarada ay u shaaqeyn jirtay.
Wasiir Xamza waxa uu sheegay in markii loo magacaabay wasaaradda dhalinyarada uu waayey xafiis uu ku shaqeeyo, sidoo kalena shaqaalihii ay fasax isaga maqan yihiin in ka badan laba sano, taas oo shaqa badan kadib uu sheegay in hadda uu wax badan ka…