Somali Airlines oo 10-ka Diseembar u muddeysay dib-u-bilaabashada duulimaadyadeeda ka dib 35 sano oo ay hakad ku jirtay
Muqdisho (AX) — Diyaaraddii qaran ee Soomaaliya, Somali Airlines, ayaa qorshuhu yahay in dib loo howlgeliyo Dec. 10, 2026, kaddib in ka badan 35 sano oo ay howlgab ahayd, sida uu Isniintii shaaciyay Wasiirka…