Arsenal Oo Dagaal U Galaysa In Ay Sii Haysato William Saliba Xilli Ay Kooxo Waaweyn Doonayaan.
Illaa saddex kooxood ayaa la rumeysan yahay inay doonayaan saxiixa xiddiga daafaca ka ciyaara ee William Saliba iyadoo Gunners ay u dagaalamayso inay sii haysato daafaca dhexe.
Kaliya 12 bilood kadib markii uu ku soo biiray Arsenal,…