Browsing Tag

Suudaan

Milatariga Suudaan wuxuu dib uqabsaday dhul

Wasiirka warfaafinta ee dalka Suudaan ayaa sheegay in Suudaan ay la wareegtay inta badan dhulkii ay ku eedeysay in ay horay u degenaayeen Itoobiyaanku, xadka ay wadaagaan labada dal. Labada dal ayaa ku muransan dhul beereed ku yaal magaalada Al-Fashqa, oo ku taal xadka uu caalamku aqoonsan yahay ee Suudaan, laakiin hoy u ah beeraleyda Itoobiya. Deegaanka ayaa dhawaanahan waxaa ka dhacayay dagaallo u dhexeeya ciidamada Suudaan iyo kuwa Itoobiya, iyadoo labada dhinacba midba…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More