Somalia
Ciidanka Soomaaliya oo la wareegay shan saldhig oo AUSSOM ku lahayd Barawe xilli uu horumar ka socdo wareejinta amniga
Muqdisho — Howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa shan saldhig oo ciidan oo ku yaalla magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, tallaabadaas…