Mustaqbalka siyaasadeed ee Soomaaliya oo khatar ku jira
Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya waxaa lagu dhisay nidaam federaal ah, iyadoo la ogaa inaan dowlad qaran oo waarta dib loogu dhisi karin awood dhexe oo wax walba majaraha u haysa. Ujeeddada federaalaynta…