Browsing Tag

Mudug

Somali Clans Forge Landmark Pact to End Violent Disputes in Mudug Region

Galkacyo (AX) - On Saturday, two Somali clans hashed out a tentative peace deal to halt recent skirmishes in Mudug, thanks to a delegation from Northeastern State and Galmudug. Clashes in Jiicboor, Mudug's west, led to roughly 30 deaths and over 50 injuries, according to folks on the ground. The delegation visited the battleground, held separate sit-downs with each faction to stop the fracas, and set up formal gatherings to tackle underlying issues. News is, they persuaded both parties to lay down arms and pull back their…

Waqooyi Bari iyo Galmudug oo xabbad joojin ka hirgaliyay deegaanada lagu dagaalamay ee Galbeed Mudug

 Sabti, Juun, 29, 2024 (AX) - Wafdi ka kala socday Waqooyi Bari iyo Galmudug, ayaa ku guulaystay in xabbad joojin lakala dhex dhigo labo maleyshiyo beeleed oo ku dagaalamay degaanka Jiicboor ee Galbeedka gobolka Mudug, dagaalkaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca ku dhawaad 50 qof.Wafdiga ayaa  maalin ka hor gaaray goobihii dirirtu ka dhacday ee duleedka Jiicboor, iyagoo  ugasii gudbay Saaxo-qurun, waxaana safarka ujeeddadiisu ahayd sidii nabad loogu soo dabaali lahaa dagaal beeleedka daba dheeraaday ee ka taagan…

Fierce Inter-Clan Battle Claims Over 20 Lives in Mudug Region

FILE PHOTOGalkacyo (AX) - Inter-clan combat in west Mudug, north-central Somalia, has claimed at least 20 lives and injured 50 others.Local chatter says skirmishes rage on between Sa’ad and Lelakase sub-clan militias near the hamlets of Goldogob and Saah Qurun for the past couple of days. Elders from both factions have ramped up efforts to halt this bloodshed.The Galmudug and Northeastern State administrations demand an immediate ceasefire and a cessation of aggression between the warring militias.Governors in the Mudug…

In ka badan 20 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay Galbeedka gobolka Mudug

 Jimco, Juun, 28, 2024 (AX) - Wararka naga soo gaaraya Galbeedka gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta xaalad daganaasho aan caga buuran ku taagneyn ay ka jirto deegaanadii Shalay ay ku dagaalameen laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda beelaha Sacad iyo Leelakase.Labada Maleeshiyo beeleed ayaa Shalay ku dagaalamay deegaano hoostaga Goldogob iyo Saax qurun, waxaana lasoo wariyay in dagaalkii Shalay ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 20 ruux oo labada dhinac ah, halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 50 ruux oo kale.Labada…

Farmaajo oo ka hadlay dagaal beeleed Maanta dib uga qarxay gobolka Mudug

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (AX) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warsaxafadeed uu soo saaray maanta kaga hadlay dagaal beeleed dib uga qarxay deegaano ka tirsan gobolka Mudug.Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay maleeshiyo beeleedka walaalaha ah ee ku dagaalamaya nawaaxiga degmada Galdogob ee gobolka Mudug iney joojiyaan dagaalka u dhaxeeya ee sababay dhimashada iyo dhaawac labada dhinac kala gaaray."Dadka wada dhashay ee isku diinta, dhaqanka iyo ehelka ah ee ku dagaalamaya…

Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray dagaal beeleed Maanta ka dhacay gobolka Mudug

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (AX) - Warsaxafadeed kasoo baxaya maamulka Galmudug ayaa loogu baaqay in si sharuud la'aan ah ku joojiyaan dagaalka beelaha ku dagaalamaya galbeedka gobolka Mudug.Galmudug ayaa sidoo kale warsaxafadeedka ku sheegtay in dhankeeda ay u dirtay goobaha lagu dagaalamayo guddi ka kooban Wasiiro, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ka shaqeynaya nabadeynta colaada u dhaxeysa beelaha walaalaha ah ee dirirtu u dhaxeyso."Waxaan ka codsaneynaa in loo hoggaansamo guddiyada ay Galmudug iyo Waqooyi Bari u…

Waqooyi Bari oo baaq nabadeed kasoo saartay dagaalka galbeedka gobolka Mudug

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (AX) - Maamulka Waqooyi Bari ayaa baaq nabadeed kasoo saaray colaadda ka taagan galbeedka gobolka Mudug, halkaas oo ay maanta ku dagaalamayaan maleyshiyaad kasoo kala jeeda Waqooyi Bari iyo Galmudug, kuwaas oo isku haysta dhul daaqsimeed.Hogaamiye ku xigeenka ahna ku simaha madaxweynaha Waqooyi Bari, Ilyaas Cilmi Lugatoor ayaa ku baaqay in la joojiyo colaadda iyo xabbadda ka socota galbeedka gobolka Mudug.Hogaamiye ku xigeenka wuxuu sheegay inay direen wafdi ka socday golayaasha maamulkooda, si…

Dagaal xoogan oo dib uga qarxay bariga gobolka Mudug

 Khamiis, Juun, 27, 2024 (AX) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saakay uu halkaas dib uga qarxay dagaal beeleed xoogan oo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda beelaha Sacad iyo Leelakase.Wararka hordhaca ah ee soo baxaya ayaa sheegaya in dagaalka u dhaxeeya labadaan maleeshiyo beeleed inuu ka qarxay sadax oo hoostaga magaalada Galdodob ee gobolka Mudug.Dagaalka ayaa lasoo warinayaa inuu yahay mid aad u xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, hayeshee…

Northeastern State and Galmudug Mobilize Troops to Address Intensifying Clan Violence in Mudug

The spat, stemming from local squabbles and age-old family brawls, features militias from both Northeastern State and Galmudug. Attempts to sort out the mess are ongoing, but casualties keep piling up on both sides. Bosses from the Mudug territory of each administration stress the need for military muscle to stop the bloodshed. They've demanded the swift dispatch of unified troops to the battleground to curb the conflict. While the gunfire died down after a few hours, there's mounting worry that it might flare up again as…

Ten Dead, 15 Injured in Violent Mudug Region Clan Clashes

Galgacyo (AX) - On Sunday, a fierce skirmish in Labi Maygaag, east of Mudug, north-central Somalia, left at least 10 dead and 15 others maimed. The clash pitted tribal militias from Northeastern State and Galmudug against each other, rooted in a contentious land dispute and simmering clan feud. The regional governors of Mudug from both factions vowed to deploy military force to quell the hostilities. Meanwhile, initiatives are afoot to broker a peaceful settlement. The fray endured for several hours on Sunday. Anxiety…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More