Ciidanka Soomaaliya oo sheegay in 75 dagaalame oo al-Shabab ah lagu dilay dagaal culus oo ka dhacay agagaarka degmada Buurhakaba
Muqdisho (AX) — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Talaado sheegtay in ciidamadeedu ay ku dileen ku dhowaad 75 ka tirsan maleeshiyada al-Shabab, halka ay ku dhaawaceen 56 kale, kaddib dagaal saacado badan qaatay…