Premier League Oo Xaqiijiyay In Ay 5 Kooxood Ka Ciyaari Karaan Champions League.
Taariikh ayaa laga yaabaa in la sameeyo xilli ciyaareedka 2023-24 iyadoo markii ugu horeysay shan kooxood oo Premier League ah ay ugu soo bixi karaan Champions League booskooda horyaalka.
Isbeddelka qaabka xilli ciyaareedka 2024/2025…