Browsing Tag

hoggaamiye

Hoggaamiye Firdhiye: Nabad hoosaasin ah ka qaadan mayno odayaasha ka hadlay magaalada Burco

Arbaco, May, 1, 2024 (AX) - Hoggaamiyaha SSC Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali  Firdhiye, ayaa sheegay in aysan odayaaasha dhaqanka Gobaladda Waqooyi ka qaadan doonin nabadayn hoosaasin ah oo lagu qarinayo sida uu sheegay, duullaanka Soomaliland ay kusoo tahay deegaanada SSC.Firdhiye ayaa u sheegay odayaal Gobaladda Waqooyi ah, kuwaas oo baaq nabadeed soo saaray, in looga baahan yahay, in ay wax ka qabtaan sida uu sheegay, duullaanka iyo colaadda ka dhanka ah SSC, ee uu abaabulayo Muuse Biixi “Burco baaqa aad ka…

Hoggaamiye Cali Jayte “Dagaalka qabiilka dib noogu dhiga ee aan galno dagaalka Khawaarijta idinko mideysan”

Arbaco, May, 1, 2024 (AX) - Hoggaamiyaha ciidanka difaaca dadweynaha Cali Jeyte Cismaan oo ka mid ah masuuliyiin dowladda fedaraalka Soomaaliya ay u dirtay xal u helida dagaal beeleedyo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe ayaa si adag uga hadlay colaada u dhaxeeysa beelaha Xawaadle iyo Abgaal.Cali Jeyte Cismaan ayaa ugu horeyn sheegay in colaada u dhaxeysa labadaan beelood iney tahay mid ay hurinayaan kooxda Al-shabaab ee horay looga xureeyay dhulka lagu dagaalamayo, isagoona ka dalbaday…

Hindiya ayaa 75 hoggaamiye ku xirtay Kashmir doorashooyinka kadib

Hindiya ayaa xirtay ugu yaraan 75 hoggaamiyeyaasha siyaasadeed ee Kashmiri iyo dhaqdhaqaaqayaasha dib loo soo celiyay si looga hortago rabshadaha siyaasadeed ka dib markii isbahaysiga xisbiyada siyaasadeed ee Kashmir ay ku guuleysteen doorashooyinka hoggaamiyeyaasha maxalliga ah iyo sarkaal bilays ah ayaa sheegay Sabtidii. Doorashooyinka Golaha Horumarinta Degmooyinka, oo la soo gabagabeeyay horraantii toddobaadkan, ayaa ahaa kuwii ugu horreeyay ee codbixiyayaal maxalli ah tan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More